‘Madaxweyne adoo Madaxaagu fooraro ka tegi meysid Dhuusamareeb’ (WARBIXIN)
Madaxweynaha JFS Dr: Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tilmaamay bilowgii dagaalka dalkeenna looga xoreyneyno Khawaarijta, diyaar garowga sidii la rabay in uusan aheyn, islamarkaana dalka...
Maxkamada Ciidamada Puntland oo xukunno ku riday xubno ka tirsan Khawaarijta
Boosaso(SONNA):-Maxkamada Ciidamada qalabka sida ee Dowlad goboleedka Puntland ayaa xukun ku riday Saddex xubnood oo ka tirsanaa kooxda Khawaarijta Daacish.
Xubnahan ayey Maxkamada Ciidanka Puntland...
Himilooyinkii u hirgalay xukuumadda Dan-Qaran muddadii sanadka ahayd ee ay jirtay
Muqdisho.(SONNA):- Xukuumadda Dan Qaran waxay ummadda Soomaaliyeed la wadaageysaa himilooyinkii u hirgalay muddada halka sanno ee ay jirtay, iyadoo ka duuleysa aragtida madaxweynaha Jamhuuriyadda...
Dowladda FS oo Aw-dheegle Diyaarad kaga soo qaadday dad shacab ah oo ku dhaawacmay...
Aw-dheegle(SONNA) Ciidanka Xoogga Dalka iyo dadweynaha degmada Aw-dheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose oo is garabsanaaya ayaa olole nadaafadeed iyo jarista geedka loo yaqaano(Cali-Garoobka) ka bilaabay...
IMF oo sheegtay in Soomaaliya ay buuxisay shuruudihii ku jiray hannaanka dib-u-eegista 6-aad ee...
Hey’adda Lacagta Adduunka ee IMF ayaa soo saartay Warbixinta horumarka Maaliyadda iyo Dhaqaalaha Soomaaliya, taas oo ay ka muuqato in ay Dowladda Soomaaliya ku...
Ra’iisul wasaaraha JFS oo la kulmay madaxweynaha dalka Mareykanka
President Joe Biden and First Lady Jill Biden participate in a photo line with leaders attending the United Nations General Assembly, Tuesday, September 19,...
Ra’iisul wasaaraha XFS oo kulan la yeeshay wasiirka arrimaha dibadda Imaaraadka Carabta
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre ayaa xarunta Qaramada Midoobay ee New York kulan kula yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibedda ee...
Wasiirka Caafimaadka XFS oo ka qeybgalay kulan u qabsoomay wasiirada Caafimaadka ee Dunida
Wasiirka Caafimaadka dowladda federaalka Soomaali Dr. Cali Xaaji Aadan oo ku sugan xarunta Qaramada Midoobay ayaa Markii labaad Ka qeybgalay kulan ay isugu tageen...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo gaaray deegaanka Daaru-nicma ee Gobolka Sh/Dhexe
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa goor dhow gaaray Deegaanka Daaru-nicma ee Gobalka...
Madaxweynaha Ukrine oo helay $128mn xilli uu booqday Mareykanka
Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskyy ayaa booqashadiisii labaad ku tagay magaalada Washington ee dalka Mareykanka, tan iyo markii ciidamada Ruushka ay duullaan ballaaran ku qaadeen...









