Wararka Gudaha

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo kormeeray dhismaha xarunta wasaaradda

0
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta Mudane Cabdulqaadir Cali ayaa kormeer iyo la socodka heerka shaqada ku tagay dhismaha cusub ee...

Safiirka aan deganeyn ee Botswana oo waraaqaha aqoonsiga laga guddoomay

0
Danjiraha Jamuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka Koonfur Afrika, Maxamed Sheekh Isxaaq ayaa warqadaha aqoonsiga Safiirnimo ka guddoomay Wasiirka Arrimaha Dibada ee Dalka Botswana...

Guddiga doorashooyinka oo Galmudug ka bixinaya kaararka cod-bixiyaasha

0
Dhuusamareeb: Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka ayaa maanta magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug soo gaarsiiyey Kaararka codbixiyaasha hore loo diiwaangeliyey, si la isugu...

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo daahfuray Howlgalka Cusub ee ” Howlgalka Hillaac”

0
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):-WAR-SAXAAFADEED Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa daahfuray Hawlgal cusub oo loogu Magac daray “Hawlgalka Hillaac”, kaas oo ka socda Deegaanno ka Tirsan Gobolka Shabeellaha...

Taliyaha Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo la kulmay Saraakiil ka socday Safaaradda Talyaaniga ee Soomaaliya

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa Kulan la yeeshay U-qeybsanaha Arrimaha Difaaca ee Safaaradda Talyaaniga ee Soomaaliya Antonino...

Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee XJFS oo Ka Tacsiyeynaysa Geerida Danjire Axmed Cabdalla Maxamed

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay Tacsi Tiiraanyo leh u diraysaa Qoyska, Ehelada, iyo Dhammaan Ummadda Soomaaliyeed ee...

Degmada Yaaqshiid oo u gudubtay Wareega Labaad ee Tartan Aqoonneedka Bisha Ramadaan.

0
Muqdisho (Wargeyska Dalka): Degmada Yaaqshiid oo ka tirsan Gobolka Banaadir ayaa u gudubtay Wareegga labaad ee Tartan Aqoonneedka Bisha Ramadaan, kaddib markii 12 Dhibcood ay...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Madaxda Ururada Siyaasadda Dalka

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan afur la qaatay qaar ka mid ah madaxda Ururrada siyaasadda dalka, kuwaasi oo uu...

NISA oo ka hortagtay dhaq-dhaqaaq Khawaarijta ka waday Hiiraan iyo Sh/hoose

0
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan, kuwaas oo jab xooggan lagu gaarsiiyay maleeshiyaadka Khawaarijta oo...

Wasaaradda Duulista XJFS oo Jawaab ka bixisay Warar Been Abuur ah oo laga faafiyey

0
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya waxay si Cad u Beeninaysaa Wararka Been Abuurka ah ee Maalmahan lagu baahinayay Baraha kala duwan, kuwaas...