Wararka Gudaha

Muqdisho oo uu ka dhacayo Mudaharaad weyn oo looga soo horjeedo damaca liita ee...

0
shalay ilaa xalay waxa Magaalada Muqdisho ka socday qaban qaabadda Mudaharaad weyn oo looga soo horjeedo damaca liita ee Itoobiya ku doonayso qayb ka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xoghayaha guud ee QM kala hadlay xaaladda gobolka

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khadka taleefanka ay ku wada xiriireen Xoghaya Guud ee Qaramada Midoobey mudane António Guterres ayaa...

Wasiirka waxbarashada oo guddoomiyey kulanka abaabulka banaanbaxyo Muqdisho ka dhacaya

0
Wasiirka wasaaradda waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare ee dowladda FS mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa shir gudoomiyey kulanka guddiga qabanqaabada banaan baxa difaaca gobonimada...

Diyaarad ay la socdeen Soomaali iyo Ajaaniib oo ku dhacday deegaan ay ka taliyaan...

0
Diyaarad kuwa qumaatiga u kaca (helicopter) oo ay leedahay Qaramada Midoobay, loona adeegsado dhanka gurmadka degdegga ah oo caawineysay Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku...

Ra’iisul wasaare Xamse oo u hambalyeeyey Ra’iisul wasaaraha cusub ee Kuwait

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo khadka teleefonka kula hadlay Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Kuwait, Shiikh Dr. Maxamed Sabaax...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabbilay danjiraha dowladda Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabbilay Danjiraha Dowladda Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Mike Nithavrianakis. Labada mas’uul ayaa...

Ciidanka Amaanka oo fashiliyey qarax khawaarijtu rabtay in ka fuliso Suuqa Xamarweyne

0
Ciidanka amaanka ayaa Fashiliyey dhagar khawaarijtu rabeen in ku dhibaateeyaan Shacabka Soomaaliyeed ka dib markii Khawaarijtu Boorso waxyaabo qarxa ku soo gureen soo dhigeen...

Culimada Soomaaliyeed oo soo saaray bayaan ku aaddan heshiis ku sheegga ay Itoobiya ku...

0
Maanta oo ay tariikhdu tahay 28/06/1445 , kuna beegan 10/01/2024 waxaa hotel-ka SYL ee magaalaada Mogadishu ka qabsoomay shir ay isugi yimaadeen culimada Soomaaliyeed,...

Ururka Shaqaalaha Dowladda Soomaaliya oo soo dhaweeyay bannaanbaxa berri ka ka dhici doona dalka

0
Ururka Shaqaalaha Dowladda Soomaaliya ayaa soo dhaweeyay bannaanbaxa berri ka ka dhici doona dalka, kaas oo looga soo horjeedo damaca Itoobiya ay ku doonayso...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kormeeray taliska guud ee Ciidanka XDS

0
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kormeer ku tagay, taliska ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed , waxaana halkaas ku soo dhaweeyay...