Madaxweyne Xasan Sheekh oo waraysi gaar ah siiyay warbaahinta Ereteriy
Madaxweyne Xasan Sheekh oo waraysi gaar ah siiyay warbaahinta Ereteriya.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo waraysi gaar ah siiyey Warbaahinta Dalka...
Wasiirka Arrimaha gudaha oo kulan Sagootin ah la qaatay Xubno ka tirsan Hay’adda UNHCR
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta mudane Ahmed Moallim Fiqi ayaa maanta xafiiskiisa kulan sagootis iyo is xog wareysi ah kula yeeshay...
President Hassan praises Eritrea’s support for Somalia’s sovereignty
President Hassan Sheikh Mohamud has lauded Eritrea’s role in helping Somalia combat the terrorist group al-Shabaab and maintain its sovereignty and territorial integrity.
In an...
Xoghaye NUSOJ oo ka hadlay Caburinta Wariyaasha ee ku aadan ka hadlida Xad-gudbkii Itoobiya
Xoghayaha Ururka saxaafadda Soomaaliyeed ee NUSOJ Cumar Faaruuq Cusmaan, ayaa sheegay in shacabka iyo saxaafadaa diiddan heshiis ku sheegga Itoobiya iyo hoggaamiyaha maamulka Somaliland...
Dowladda oo ka jawaabtay bannaan bax ay dalbadeen bulshada rayidka
Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa ka jawaabtay baaq ay soo jeediyeen ururrada bulshada, kaas oo ay ku dalbanayeen in maalinta Khamiista magaalada Muqdisho lagu qabto...
Cumar Faaruuq: Shacabka iyo Saxaafadda diiddan heshiiskii Itoobiya xarig iyo jird il laguma joojin...
Xoghayaha Ururka saxaafadda Soomaaliyeed ee NUSOJ Cumar Faaruuq Cusmaan ayaa sheegay in shacabka iyo saxaafadaa diiddan heshiis ku sheegga Itoobiya iyo hoggaamiyaha maamulka Somaliland...
Dowladda oo ka jawaabtay bannaan bax ay dalbatay bulshada rayidka
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka jawaabtay baaq ay soo jeediyeen ururrada bulshada, kaas oo ay ku dalbanayeen in maalinta Khamiista magaalada Muqdisho lagu qabto...
Jabhadda Xoraynta Oromada oo ka hor timid damaca ay Itoobiya ku dooneyso badda Soomaaliya
Addis Ababa-(SONNA)-Jabhadda Xoraynta Oromada ee dalka Itoobiya OLF ayaa si weyn kaga hor tamid ficilka foosha xun ee Abiy Axmed Cali ku damaaciyay badda...
Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya oo la kulmay safiirka Maraykanka ee dalkaas
Nairobi : Safiirka dowladda FS u fadhiya dalka Kenya danjire Jibriil Ibraahim Cabdulle ayaa kulan la qaatay danjiraha dowladda Maraykanka ee Kenya Margaret Whitman,...
Hay’adda maaraynta musiibooyinka oo dawo iyo qalab caafimaad gaarsiisay Isbitalka Madiina iyo deegaanka Janaale
Hay’adda maareynta musiibooyinka ayaa maanta shixnado daawo iyo qalab caafimaad iskugu jira waxa ay garsiisay Isbitaalka Madiina iyo deegaanka Janaale ee gobolka Shabeeladda hoose,...










