Maxaa keena in dagaal beeleed dhaco xilligan? (WARBIXIN)
Todobaadyadii la soo dhaafay waxaa jirta in ay ka dhaceen Gobolada Dalka qaarkood isku dhacyo ama uu dagaal dhexdooda ah uu ka qarxo beelo...
Roobab ka da’ay Baydhabo oo sababay Khasaare
Roobab mahiigaan ah oo ka da’ayey maalmihii la soo dhaafay Gobolada Baay iyo Bakool ayaa sababay khasaare xooggan sida wararka ay heshay Wakaaladda Wararka...
Guddoomiyaha degmada Baardheere oo xaqiijiyey in roob ka da’ay guud ahaan gobolka Gedo uu...
Gedo:-Guddoomiyaha degmada Baardheere oo sheegay in roob ka da’ay guud ahaan gobolka Gado uu sameeyn ku yeeshay dadka Shacabka ah
Waxaa isa soo tarayo sameeynta...
Wasiiru dowlaha amniga ee XFS oo furay kulan wadatashi oo ku saabsan xeer nidaamiyayaasha...
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Amniga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cali Xagaa ayaa maanta si rasmi ah Muqdisho uga furay kulan wadatashi ah oo...
Taliyaha Ciidanka dhulka ee xoogga dalka oo kormeeray xerada tababarada ee Turkisom
Taliyaha ciidanka dhulka xoogga dalka Soomaaliyeed S/ guuto Dayax Cabdi Cabdulle ayaa kormeer shaqo ku tegay xerada tababarka ciidanka ee turkisom ee magaalada Muqdisho.
Taliyaha...
Wasiirka Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ee XFS oo qaabilay safiirka dowladda Norway ee Soomaaliya
Wasiirka wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Xassan Aadan ayaa xafiiskiisa ku qaabilay danjiraha dowladda Norway ee Soomaaliya...
Ciidamada Daraawiishta Booliska iyo NISA oo howlgal amni xaqiijin ah ka wada deegaanno ka...
Ciidamada Daraawiishta Booliska iyo kuwa Nabadsugida Qaranka oo Howlgal Amni xaqiijin ah ka sameeyay DeegaaNno hoostaga degmada Cadale oo dhawaan dagaal beeleedyo ay ka...
Ra’iisul wasaare ku xigeenka XFS oo ku dhawaaqay xaalad deg deg ah
Ra’iisul wasaare ku xigeenka XF Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta waxa uu booqasho ku tagay Xarunta Dhexe ee Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka, waxaana...
Howgallo ka dhan ah khawaarijta oo laga fuliyay gobolka Bakool
Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan guutada 9-aad qeybta 60-aad ayaa maanta howlgallo qorsheysan waxa ka sameeyeen deegaanno ka tirsan gobolka Bakool.
Taliyaha guutada 9-aad...
Qayb kamid ah Laamaha Maamul ee degmada Hodan oo Argagixisanimo loo Maxkamadeeyay..
Maxkamada ciidamada qalabka sida ayaa maanta billawday dhageysiga dacwad Argagixisnimo oo loo heysto 11 kamid ah Mas’uuliyiintii Maamulka degmada Hodan ee Gobolka Banaadir.
11-ka Eedeysane...










