Wararka Gudaha

Qoysas ku go’doonsan xaafadaha qaar ee magaalada Baladweyne oo xaalad adag wajahaya

0
Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waaa mid ka mid ah meelaha ugu daran ee ay saameeyeen daadadka roobabka,waanna badweyn gudaheeda markaad eegto biyaha...

Maxkamadda ciidamada qalabka sida oo u fariisatay dhageysiga 10-ruux oo ku aadeysan argagixisanimo

0
Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ayaa markale u fariisatay garmaqalka 10-ruux oo ku eedeeysan kamid noqoshada kooxda Khawariijta Al-shabaab. 10-kan ayaa safar u ahaa buuraha Galgala...

Canaanta Madaxweynaha kama darin (WARBIXIN)

0
Waxaa weli si xowli ah u socda dadaalada ay Dowladdu ka waddo goobihii ay aadka u saameeyeen Fatahaadaha iyo Daadadka ba’an ee ku soo...

Fatahaada Webiga Shabeelle oo khasaare gaarsiiyey Cisbitaalka Beledweyne

0
-Webiga Shabeelle oo ku fatahay magaaladda Beledweyne ayaa khasaare gaarsiiyey Cisbitaalka Magaaladda Beledweyne sida ka muuqata Sawiro ay heshay Wakaaladda Wararka SONNA waxa ay...

Bacaadweyne oo lagu soo bandhigay Ciidamo ka qayb noqonaya la dagaalanka Khawaarijta

0
Bacaadweyne- Boqolaal Ciidamo Deegaanka ah oo ka qayb qadanaya dagaalka Khawaarijta ayaa shalay waxaa lagu soo bandhigay Magaalada Bacaadweyne ee Gobolka Mudug, kuwaas oo...

Dab xooggan oo ka kacay Suuqa Xamar weyne

0
Maamulka gobolka Banaadir iyo Shacabka oo is kaashanaya ayaa ku guuleystay daminta dab xooggan oo qabsaday qeybo kamid ah suuqa Xamarweyne. Dabka ayaa markii hore...

Dab xooggan oo ka kacay Suuqa Xamarweyne

0
Dab xooggan ayaa goordhow qabsaday qeybo kamid ah suuqa Xamarweyne ee gobolka Banaadir, waxaana hadda socda dadaal ku aadan sidii loo damin lahaa. Dabka ayaa...

Ra”iisul wasaaraha XFS oo kormeer dhiirigelin ah ugu tegay Ciidanka Xasillinta

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeer dhiirigelin ah ugu tagey ciidanka xasillinta caasimadda ee millatariga sida Booliska u...

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka SODMA oo Beydhabo gaatsiisay shixnad mucaawino ah

0
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SODMA ayaa maanta oo Jimco ah markii Sadaxaad waxa ay diyaarad sidday shixnad mucaawino ah u dirtay Magaalada...

Ciidanka Booliska Jubbaland oo gacanta ku dhigay 142-Kiillo oo xashiish ah.

0
Ciidanka Booliska Jubbaland ayaa manta howlgal ay sameeyeen ku soo qabtay laba eedeysane oo watay gaari lagu soo qariyay xashiish gaaraya 142-Kiillo. Saraakiil u hadlay...