Ciidamada Xoogga oo dilay dhowr khawaarij ah oo ku sugnaa Bakool
Howlgal ay ciidamada xoogga dalka guutada 9-aad ee gobolka Bakool ka sameeyeen tuulada Makiiney oo 40 KM dhinac Koonfur Galbeed kaga beegan magaalada xuddur...
Hirshabeelle oo lagu dhaariyay gasoorayaal cusub oo ka howlgali doona maxkamadaha
Qaar kamid ah Maamulka Hirshabeelle ayaa ka qeybgalay xaflad lagu dhaarinaayey garsoorayaal cusub oo loogu talagalay in ay ka howlgalaan Maxkamado laga hirgeliyay deegaannadii...
Wasiirro ka tirsan XFS oo ka qeyb galay kulan la xiriiray ka hortagga lacagaha...
Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federal ka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa ka qeybgalay shiray isugu yimaadeen Guddiga Qaranka ee u xilsaaran Kahortaga Lacag-dhaqista iyo...
kumanaan ruux oo qarka u saran in ay ku dhintaan weerarada Israa’iil ee Gaza
Duqeymaha Israa’iil ayaa weli ka sii socda guud ahaan Gaza, iyadoo halis dhimasho ay ku jiraan kumanaan falastiin ah oo ku xayiran cisbitaalka al-Shifa...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka oo gargaar u dirtay Baardheere
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA oo wali wada gurmadka loo sameenaayo shacabka Soomaaliyeed ee iskugu darsoomeen daadadka El-Niño iyo fatahaadaha ay sameyeen...
Maxkamadda Gobolka Banaadir oo la horkeenay Saraakiil Dowladdeed oo loo haysto Musuq maasuq
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta u fariisatay dhegaysiga Dacwad loo haysto Saraakiil Dowladdeed oo ku Eedaysan Musuq maasuq.
Eedaysanayaasha ayaa ka kala ah Agaasimihii hore...
Madaxweyne Guudlaawe oo gaaray Mahadaay
Madaxweynaha Dowlad gobolleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo gaaray degmada Mahadaay ayaa kormeeray qeybaha kala duwan ee xaafadaha degmada oo ay saameeyeen roobab...
SODMA oo soo saartay Saadasha Roobabka dayrta
SODMA oo soo saartay Saadasha Roobabka dayrta
ByAxmedNovember 16, 20232 Min Read
Share
Muqdisho(SONNA):- Todobada casho ee soo socota oo ah asbuuca Sedexaad ee bisha November 2023ka waxay...
Socdaalka madaxweynaha JFS ee Burundi oo war-murtiyeed wadajir ah laga soo saaray
War-murtiyeed wadajir ah oo ku saabsan socdaalka shaqo ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud uu ku joogo Jamhuuriyadda Burundi.
1. Casuumaad uu...
Dowladda Soomaaliya oo mar kale ka digtay saamaynta roobab la saadaalinayo
Ra’iisul wasaare ku xigeenka dowladda FS mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa guddoomiyay shirka guddiga heer Qaran ee gurmadka dadka ay saameeyeen daadadka ka dhashay...










