Wararka Gudaha

Madaxweynaha JFS oo furay shirka hannaanka diyaarinta hiigsiga qarni-jirka Soomaaliya

0
Madaweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah u furay shirka hannaanka diyaarinta hiigsiga qarni-jirka Soomaaliya ee 2060-ka. Shirkan...

Maxkamadda CQS oo xukun ku riday Askari ka tirsan ciidanka Booliska

0
Dable Boolis Cabdi Kaafi Nuur Yuusuf ayaa loo soo xiray dil bareer ah u geystay marxuum Cali Cabdi Cali falkaas oo kadhacay xaafadda Macalim...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kormeeray qeybaha kala duwan ee Isbitaalka guud ee Magaalada Kismaayo

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeeray qeybaha kala duwan ee Isbitaalka guud ee magaalada Kismaayo. Waxa uu Ra’iisul Wasaaruhu warbixinno...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo xarigga ka jaray dhismaha xarunta cusub ee Wasaaradda Caafimaadka jubbland

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre  oo uu wehelinayo Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam  ayaa xarigga ka jaray dhismaha...

Wabiga Shabeelle oo ku fatahay qeybo kamid ah xaafadaha degmada Buuloburde ee gobolka Hiiraan

0
Wararka naga soo gaaraya degmada Buuloburde ee Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegayaan in xaafadaha qaar ee degmadaasi oo ku fatahay wabiga shebeelle oo...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeyb galay shir la xiriira doorka saxaafadda ku leedahay...

0
Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS mudane Daa’uud Aweys Jaamac oo magaalada Jiddah ee dalka Sacuudiga ugu qeyb-galay shir la xiriira doorka saxaafadda ku...

Xubnaha guddiga saaxibtinimada BFS iyo Baarlamaanka Carabta oo doortay guddoon cusub

0
Xubnaha guddiga saaxibtinimadda Baarlamaanka Soomaaliya iyo Baarlamaanka Isutaga imaaraadka Carabta oo yeeshay kulankoodii ugu horreeyay ayaa waxa lagu doortay Guddoomiyaha guddiga Xildhibaan Mustafa Sheekh...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la yeeshay safiirka UK ee Soomaaliya

0
Guddoomiyaha Golaha Shacanka BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa maanta ku qaabilay safiirka Dowladda Ingriiskaee Soomaaliya Amb. Mike Nithavrianakis. Kulanka Guddoomiyaha Golaha...

RW Xamse oo u kuurgalay baaxadda dhibaatada roobabka El-nino ee soo gaaray deegaannada Jubbaland

0
Kismaayo-(SONNA)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo uu wehelinayo Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa booqday deegaanka Lugloow ee...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo magacaabay Ergayga gaarka ah ee arrimaha xasillinta arrimaha Rayidka

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Ergayga Gaarka ah ee u qaabilsan Xasillinta iyo Ilaalinta Arrimaha Rayidka u magacaabay Mudane Xil.dhibaan...