Wararka Gudaha

Xulka qaran Soomaaliya ee 18-jirada oo guul wayn ka gaaray dhigooda xulka Sudan

0
Nairobi (SONNA): Xulka Qaranka Soomaaliya ee 18-jirada ayaa 3 iyo 0 uga badiyey xulka Qaranka Sudan kulan ka tirsan tartanka CACAFA U18. Xulka Soomaaliya ayaa...

Ra”iisul wasaare Xamse: dib-u-howlgelinta laanta Bangiga dhexe ee Kismaayo waa tallaabo muhiim ah

0
Kismaanyo:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ku tilmaamay dib-u-howlgelinta laanta Bangiga dhexe ee Kismaayo tallaabo muhiim ah oo qeyb...

Cali Geeddi “waxay isku qaldayaan Xasan Sh. iyo Qaranka” (WARBXIN)

0
Geeddi socodka siyaasadeed ee Soomaaliya waa mid la sii jaangooyay tan iyo 2060-ka, shalay ayaana waxaa magaalada Muqdisho lagu daahfuray Hiigsiga Soomaaliya ee 2060-ka...

Ra”iisul wasaare Xamse oo dhagax dhigay Wado muhiim u ah isu socodka degmooyinka Kismaanyo

0
Kismaayo:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo uu weheliyo Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa magaalada Kismaayo ka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Bulshada Rayidka ka dhegaystay tallooyin ku aaddan hiigsiyada Qaran

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ballaarinaya latashiyada ku aaddan xaqiijinta hiigsiyada dalkeenna ayaa kulamo la qaatay dhallinyarada, aqoonyahanka iyo hormuudka...

Ciidanka xoogga iyo kuwa Deegaanka ayaa Howlgal khasaaro lagu gaarsiiyey khawaarijta ka fuliyay Bariga...

0
Galgaduud:-Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa Deegaanka ayaa Howlgal khasaaro lagu gaarsiiyey khawaarijta ka fuliyay Bariga Gobolka Galgaduud. Howlgalkaan oo dhacay xalay ayaa lagu bartilmaameydsaday fariisin...

Ra”iisul wasaare Xamse oo kulan la qaatay Bulshada Kismaanyo

0
Kismaayo:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo xalay kulan la qaatay qeybaha kala duwan ee bulshada ku nool magaalada Kismaayo,...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Kismaayo ka daah furay saddex mashruuc

0
Kismaayo:- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magaalada Kismaayo ku daah furay saddex mashruuc oo la xiriira xalka-waara iyo yareynta...

Madaxweynaha JFS oo furay shirka hannaanka diyaarinta hiigsiga qarni-jirka Soomaaliya

0
Madaweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah u furay shirka hannaanka diyaarinta hiigsiga qarni-jirka Soomaaliya ee 2060-ka. Shirkan...

Maxkamadda CQS oo xukun ku riday Askari ka tirsan ciidanka Booliska

0
Dable Boolis Cabdi Kaafi Nuur Yuusuf ayaa loo soo xiray dil bareer ah u geystay marxuum Cali Cabdi Cali falkaas oo kadhacay xaafadda Macalim...