Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed oo markii u horreysay bixisay shahadaada Amniga diyaaradaha
Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (HDRS) ayaa guddoonsiisay shirkadda Freedom Airlines oo ka mid ah shirkadaha duulimaadyada dalka shahaadada barnaamijka amniga (Airline Security Programe) ,...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay munaasabad lagu abaal marinayey guddiyada iyo sanatarrada Aqalka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Xarunta Aqalka Sare kaga qeyb-galay munaasabad lagu abaal marinayey guddiyada, sanatarrada iyo guddoomiyeyaash guddi-hoosaadyada muujiyey...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo si diirran loogu soo dhaweeyey Magaalada Kismaayo
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo, ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo, halkaas oo ay si diirran...
Madaxweyne Xasan Sheekh : Waxaan ku laaban doonaa furimaha dagaalka si aan u sii...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in dowladda soomaaliya ay ka go’antahay in dalka guud ahaan laga xoreeyo khawaarijt,waxa uu...
ISLAAMKU WUXUU QADARIYAA AADANAHA OO IDIL
Diinteena Islaamka waxay aad udhiiri galinaysaa ixtiramka iyo isqadarinta, iyadoo gaarsiisay meel aad usaraysa.
Diinteena xaniifka ah waxay nafaraysaa hadaan muslimiin nahay in dhexdeena isqadarino, ...
NABADDU NOOLE KASTAA U BAAHAN
Nabaddu waa shayga ugu horreeya ee noole kasta uu tabaya, una baahan yahay waqti kasta, nabad haddii la waayana jiritaanka ummadeed ayaa sii lumayo,...
DADKA DAN YARTA AH MARKAAN OO KALE MAXAY ISWEYDIIYAAN
Dan yar-nimadu Waa dhibaato Xanuun Badan, ninkii arkay baa arkaye Waa Nolol Ciriiriya, Waa Wax La’aan, Waa Sawir Muujinaya Cidlo Ciirsi La’, Waa Nolol...
BARAARUG LA’AANTA BULSHADA IYO WAXA DUNIDA KA SOCDA.
Colaadaha Ka soo cusboonaaday bariga dhexe ayaa maalinba maalinka Ka sii danbeesa sii laba jibaarmaya ayada oo xaalada gaartay meel halis oo u muuqata...
ROOBAB LIXAAD LEH OO KA DA,AYA GOBOLLADA DALKA
Xilligii deerta ayaa si xooggan uga hooraya sida badan gobollada dalka
Roobku waa raxmad eebbe laakiin wuxuu ubaahan yahay in laga sii gaashaanto waxyeellada uu...
LOWSKA OO LA OGAADAY FAA’IIDOOYINKA LAGA HELO
Lawska wuxuu faa'idooyin badan u leeyahay jirka bini'aadanka, waxaana halkaan idin kugu soo gudbin doonaa faa'idooyin lagu xaqiijiyay cilmibaarisyo kala duwan:
Wadnaha: Lawska waxaa ku...










