Wararka Gudaha

ROOBAB LIXAAD LEH OO KA DA,AYA GOBOLLADA DALKA

0
Xilligii deerta ayaa si xooggan uga hooraya sida badan gobollada dalka Roobku waa raxmad eebbe laakiin wuxuu ubaahan yahay in laga sii gaashaanto waxyeellada uu...

LOWSKA OO LA OGAADAY FAA’IIDOOYINKA LAGA HELO

0
Lawska wuxuu faa'idooyin badan u leeyahay jirka bini'aadanka, waxaana halkaan idin kugu soo gudbin doonaa faa'idooyin lagu xaqiijiyay cilmibaarisyo kala duwan: Wadnaha: Lawska waxaa ku...

FAA’IIDADA IYO WAXTARKA MALABKA

0
Malabka waa midka kaliya ee ugu macaan dunida waxyaabaha uu Alle ugu deeqay umaddiisa ku munaafacsadaan, sidoo kalena laga yaabo n aanad ka warqabin...

Baledweyne oo saddax Carruur ah ay Gaajo ugu geeriyoodeen

0
Mayarka Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan Nadar Tabaax Maalin ayaa faah faahisay saameynta Fatahaadda wabigu ka geystay Magaaladaas. Guddoomiyaha Magaalad Baledweyne oo la hadashay...

Taliyaha Ciidanka Xoogga oo kulan la qaatay U qeybsanaha Arrimaha Ciidanka ee Dowlada Turkiga...

0
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa Xafiiskiisa Kulan kula qaatay Uqeybsanaha Arimaha Ciidanka ee Dowlada Turkiga u jooga Soomaaliya G/sare...

Dowladda Ruushka oo Muqdisho soo gaarsiisay markab sida shixnad gargaar ah

0
Danjiraha Russia u fadhiya Djibouti, isla markaana Soomaliya ka wakiil ah, Mikhail Golovanov ayaa maanta soo gaarey magaalada Muqdisho si ay Dowladda Federaalka ee...

RW Xamse oo guddoomiyay kulan ku aadan qorshaha Xukuumadda Dan Qaran ee shirka isbeddelka...

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey shir ku saabsan diyaargarowga COP28 oo 30-ka November ka furmi doona magaalada...

28 Qof oo ku geeriyooday doon la qalibantay kadib markii khawaarijtu u diideen meel...

0
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Maxamuud Macallim Cabdulle oo qabtay shir jiraa’id oo uu kaga waramayo xaaladdii ugu dambeysay saameynta ka dhalatay fatahaadaha iyo...

Wasiir Daa”uud Aweys: Waxa qormaysa Taariikh Cusub

0
Taariikhda cusub ayaa u qormaysa,Shir Madaxeedka 23-aad ee Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika waxaa uu magaalada Arusha ee dalka Jamhuuriyadda Midowday ee Tanzania...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo furay Kalfadhiga 4-aad ee Baarlamaanka JFS

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah u furay Kalfadhiga 4-aad kulankiisa 1-aad ee labadda Gole Baarlamaan Jamhuuriyadda...