Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle oo Guddoomiyay Shirka Golaha Wasiirrada
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta Shir-gudoomiyay Kulanka Golaha Wasiirada maamulka oo looga hadlay arrimaha amniga deegaanada Hirshabeelle, Howlgalada Khawaarijta...
Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo la kulmay Safiirka ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaliya
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta mudane Ahmed Moallim Fiqi ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay safiirka ururka Jaamacadda Carabta ee Soomaliya Mudane...
WARBIXINTA TODOBAADLAHA EE DOWLADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhoweeyay goโaanka Baanka Adduunka iyo IMF ee deyn cafinta Soomaaliya, isla markaana hambalyo u...
๐๐๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ค๐ ๐๐๐ง๐๐๐ฌ๐ข๐ ๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐๐ซ๐ฌ๐ก๐๐๐๐ก๐ ๐จ๐จ ๐๐๐๐๐ข๐ฅ๐๐ฒ ๐๐๐๐ฅ๐ ๐๐ฌ๐ก๐๐๐๐ฒ๐๐๐ฅ ๐ฎ ๐๐ก๐๐ฌ๐ก๐๐ฒ ๐ฐ๐๐๐๐ง๐ค๐ ๐๐ฎ๐ฐ๐๐ฒ๐ญ
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Xildhibaan Jibril Abdirashid Haji Abdi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Ganacsato iyo Maalgashadeyaal u dhashay wadanka Kuweyt kuwaas oo...
Wasiir Daaโuud Aweysโ Ethiopia waxaa ay gashay qalad weyn oo taageero u noqon kara...
Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka Iyo Dalxiiska Soomaaliya mudane,Daaโuud Aweys Jamac ayaa sheegay in xadgudubka Itoobiya ee badda Soomaaliya uu yahay mid tageero u noqonayo argagixsada,saameyna...
Raโiisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo madaxda Midowaga Afrika ugu baaqay in meel looga soo...
Raโiisul Wasaare Ku-xigeenka XFS mudane Saalax Axmed Jaamac oo hadal ka jeediyay Kulan madaxeedka 37aad ee Midowga Afrika ayaa u jeediyay xubnaha Ururka Midowga...
SHEEKO NIN DAWARSI KA DHEX BILAABAY RAKAABKII DIYAARADDA AY KU WADA SAFRAYEEN
Arrin ka mid noqotay dhacdooyinka ugu layaabka badan adduunka ayaa laga soo wariyay, diyaarad kuwa rakaabka qaada ah oo laga leeyahay dalka Qatar, diyaaradan...
SHEEKO: HOTEL ADEEGIISA BILAA LACAG UGU DHIGAY DADKA BUUR BUURAN
Dhacdo ka mid noqotay arrimaha layaabka aduunka ayaa maamulka hudheel ku yaala dalkaย Shiinuhuย ku kacay dhawaan, taas oo la xidhiidha adeeg bilaa lacag ah oo...
Wasiir Balcad โ Itoobiyaanku waxay isku dayeen inay madaxweynaha ka joojiyaan shirkii uu saakay...
Addis Ababa- Siihayaha wasiirka Arrimaha Dibadda ahna wasiiru dowlaha wasaaradda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cali Cumar (Cali Balcad), oo wareysi siiyay warbaahinta Qaranka...
Dawladda Soomaaliya oo si kulul u canbaareysay ficilka lagula kacay wafdiga Madaxwaynaha Jamhuuriyadda ee...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si kulul u canbaareysay ficilka ay dowladda Itoobiya ku doooneyso inay ku carqaladeyso wafdiga Madaxweynaha Soomaaliya ee ka qeyb galaya...










