Wararka Gudaha

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo gaaray magaalada Addis Ababa

0
Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa caawa booqasho rasmi ah ku tegay magaalada Addis Ababa...

Warbixinta toddobaadlaha ee dowladda federaalka Soomaaliya

0
1- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeybgaley munaasabad ballaaran oo lagu maamuusayey go’aankii Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay...

Dowladda Soomaaliya oo masuuliyad wayn iska saaraysa ilaalinta hubka, ka dib markii cunaqabataynta laga...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad loogu mahad celinayay dowladihii codkooda ku taageeray go’aankii taariikhiga ahaa...

Guddoomiye Sheekh Aadan oo shir gudoomiyey Kalfadhiga 4-aad kulankiisa 3-aad ee Labada Gole ee...

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadn Maxamed Nuur (Madoobe) oo wehlinayo ku-xigeennada Aqalka Sare ee Baarlamanka JFS ayaa shir guddoomiyay...

Dr Xuseen Abuukar oo loo magacaabay Hogaanka Qaran ee ka jawaabidda xaaladaha Caafimaad ee...

0
 Kusimaha Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ahna Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Dr. Maryama Mohamed Hussein ayaa u magacawday Agaasimaha Guud ee Machadka Caafimaadka Qaranka Dr...

Soomaaliya oo ku biirtay Guddiga Fulinta Cimiladda Maaliyadeed ee Adduunka

0
Dowladda Soomaaliya ayaa si rasmi ah xubin uga noqotay Guddiga Fulinta Cimiladda Maaliyadeed oo u taagan wax ka qabashada caqabadaha maaliyadeed ee cimilada adduunka. Go’aankan...

Wasiir Daa’uud ِAweys oo ka warbixiyay Qaadista Cunaqabateynta Hubka

0
Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Daa’uud Aweys Jaamac oo shir jaraa’id qabtay ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid tahay...

Wasiirka Arimaha Gudaha oo kulan la qaatay Guddoomiyaha Jaamacadda Naayif Alcarabiyah ee Cilmiga Amniga

0
. Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Macalin Fiqi iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa booqday Jaamacadda Naayif...

Madaxweyne Axmed Madoobe oo ku baaqay in gargaar la gaarsiiyo dadka ay saameeyeen fatahaaduhu

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa ka hadlay fatahaadda wabiga Jubba iyo khasaaraha ka dhashay xilli uu khudbad ka jeedinayay Kalfadhiga...

Madaxweynaha JFS oo dalka dib ugu soo laabtay

0
-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalka dib ugu soo laabtay kaddib shirkii caalamiga ahaa ee isbeddelka cimilada (COP28) oo uu...