Wasiirka Caddaaladda XFS oo ka tacsiyeeyay dil loo geystay muwaadiniin Turki ah
Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud ayaa safiirka dalka aan walaalaha nahay ee Türkiye Alper Aktaş uga tacsiyeeyay dilka...
Dukaammo dhowr ah oo ku burburay dab qabsaday suuqa Bakaaraha
Dab geystay khasaarooyin kala duwan ayaa saaka qabsaday dukaammo dhowr ah oo ku yiillay Suuqa Bakaara ee Magaalada Muqdisho.
Dabkaan oo saaka la sheegay in...
Mareykanka oo Israel ku cadaadiyay in la furo waddooyin cusub oo la mariyo gargaarka...
Israa’iil ayaa sheegtay in ay oggolaatay in la furo laba waddo oo dhanka Gaza ah si loo oggolaado gargaar dheeraad ah oo la geeyo...
Xamar weyne oo u gudubtay kulanka kama dambeysta ah ee tartanka Ramadaanka
Tartankaan bisha Ramadaan ee ay qabatay Warbaahinta Qaranka ayaa xalay ku soo idlaaday 22- dhibcood.oo ay guushii ku raacday Degmada Xamarweyne,halka kooxdii ku tartameysay magaca Degmada...
Safiirka Itoobiya u fadhiya Soomaaliya oo lagu amray in uu dalka kaga baxo 72...
Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa soo saartay tallaabooyin diblomaasiyadeed oo ka dhan ah dowladda Itoobiya oo faragalin qaaran...
Qaraarka golaha wasiirrada Ee ku Aaddan habdhaqanka gurracan iyo faragelinta qaawan Ee dowladda Itoobiya
Golaha Wasiirada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Markii ay arkeen: -Qodobada 99aad xarfihiisa (a) iyo (f) iyo Qodobka 54aad xarfihiisa (a), (b) iyo (c) ee Dastuurka...
Golaha wasiirrada oo ansixiyey Agaasimaha Hey’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddaabadlaha ahaa,ayaa ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Amniga Gudaha ee Agaasimaha Hey’adda Nabad Sugidda iyo...
Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh oo safar shaqo rasmi ah ku jooga dalka Sacuudiga
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo safar shaqo oo rasmi ah ku jooga dalka Sacuudiga ayaa maanta booqday Masjidka Nebiga (CSW)...
Ra’iisul wasaare Xamsa oo xarigga ka jaray suuqa caalamiga ah ee LC WAIKIKI
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa dhiirigeliyey maalgashiga ay ganacsatada Soomaaliyeed ka sameynayaan dalkooda, isaga oo xarigga ka jaray...
Ciidanka xoogga dalka oo howlgal ka wada Shabeellaha hoose
Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ayaa maanta howlgallo balaaran kawada deegaanno dhowra oo ka tirsan gobalka Shabeellaha hoose.
Ciidanka ayaa isku fidiyay dhul balaaran oo u...









