Wararka Gudaha

Ra”iisul wasaaraha XFS oo magacaabay qaar ka mid ah golaha Wasiiradda XFS

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magacaabay xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada XFS. Liiska xubnaha cusub ee Golaha Wasiirrada ayaa...

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magacaabay xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada XFS. Liiska xubnaha cusub ee Golaha Wasiirrada ayaa...

Wasaaradda Kalluumeysiga XFS oo diginin u dirtay maraakiibta iyo shirkadaha ka Kalluumeysta Soomaaliya

0
Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa diginin u dirtay dhammaan maraakiibta iyo shirkadaha ka Kalluumeysta biyaha Soomaaliya. Digniintaan ayaa ku...

Madaxweynaha JFS oo kulan la qaatay Dhaxal-sugaha Sacuudi Carabiya

0
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka aan walaalaha nahay ee Boqortooyada Sucuudi Carabiya ayaa kulan...

Maxkamadda Ciidamada oo dil toogasho ah ku xukuntay taliyihii degmadda Hilwa

0
Maxkamadda Ciidamada ayaa dil toogasha ah ku xukuntay Cabdifatax Maxamed Xasan Qoslaaye oo ahaa taliyihii Hilwaa, kabtan Police ka tirsan iyo Dable Maxamed Cabdi...

Ra”iisul wasaaraha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Turkiye

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Turkiga u fadhiya Soomaaliya Mudane Alper Aktaş, kaas...

Ciidanka Qaranka oo 11 Khawaarij ah ku dilay duleedka Balcad

0
Balcad:-Ciidanka Qaranka ayaa saaka subaxdii hore fashiliyey weerar arbushaad ah oo kooxda Khawaarijtu isku dayeen in ay ku soo qaadaan degmada Balcad. Guddoomiyaha degmada Balcad...

Ciidanka Qaranka oo fashiliyey weerar Arbushad ah oo khawaarijtu ku soo qaadeen Balcad

0
Ciidamada Qaranka ayaa saakay fashiliyey dhagar ay Khawaarijtu u soo maleegtay shacabka degmada Balcad ee gobolka Shabeellada Dhexe, kadib markii gaari laga soo buuxiyey...

Laascaanood oo u gudubtay kulanka kama dambeysta ee tartanka Ramadaanka

0
Tartankaan bisha Ramadaan ee ay qabatay Warbaahinta Qaranka ayaa xalay ku soo idlaaday 12- dhibcood.oo ay guushii ku raacday Degmada Laascaanood,halka kooxdii ku tartameysay magaca Degmada...

Taliyaha Ciidanka Booliiska oo kulan afur ah u sameeyey xubno ka socday Goleyaasha Dowladda

0
Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sareeye Guuto Sulub Axmed Firin, ayaa xalay xaflad afur ah u sameeyay xubno ka kala socday labada aqal ee Baarlamaanka...