Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo laba jibbaaray howlaha amni ee Caasimadda
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaalieed Sarreeyo Guuto; Sulub Axmed Firin, ayaa xalay cutubyo ka tirsan Ciidanka Booliiska kala qeyb galay afur wadareed.
Ujeedka afur wadareedka ayaa...
Howlgal dhanka cirka ah oo lagu dilay ku dhawaad 50 ka tirsan Khawaarijta
Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed oo gacan ka helaya saaxiibada beesha caalamka ayaa weerar dhanka cirka ah ku dilay kuw dhawaad 50 ka tirsan Khawaarijta.
Xubnaha...
DFS oo maamulka SSC-Khaatumo ku wareejisay Gaari qalabeysan oo naaca gargaarka degdega ah
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya H.E Dr. Cali Xaaji Haji Aden ayaa Gaari qalabeysan oo naaca gargaarka deg dega ah...
Hay’adda SODMA oo soo saartay digniino la xiriira daadad iyo fatahaado ka dhalan kara...
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed, ayaa markale maanta ku celisay in Roobka gu’ga ee ka curtay dalka sida saadaasha sheegeyso uu wato daadad iyo...
Agaasimaha Guud Wasaaradda Warfaafinta XFS oo soo gabagabeeyay tartan Cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta XFS mudane Cabdullaahi Xayir Ducaale ayaa xalay si rasmi ah u soo gaba gabeeyay tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka oo...
Waa kuma wasiirka magacaaban ee wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS.?
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta u magacaabay wasiirka arrimaha dibadda ee dowladda Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi oo...
Boqortooyada Sacuudiga oo Soomaaliya ka taageereysa dhinacyada amniga iyo dhaqaalaha
Makkah:- Dowladaha Soomaaliya iyo Sacuudiga ayaa War-murtiyeed wadajir ah ka soo saaray Safarkii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud uu ku tagay...
Haya’adda King Salmaan oo dalka keentay Gargaar loogu talo galay danyarta Sakatul fidriga
Haya’adda Waddaniga ah ee Mahasin Foundation oo kaashanaysa xarunta Gargaarka Bani’aadantinimo ee King Salmaan,ayaa ku dhawaaqday in ay hirgelinayso Mashruuca Sakaatul Fidriga Jamhuuriyadda Federaalka...
𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐂𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐥𝐚 𝐪𝐚𝐚𝐭𝐞𝐲 𝐰𝐚𝐤𝐢𝐢𝐥𝐤𝐚 𝐔𝐍𝐅𝐏𝐀 𝐞𝐞 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya H.E Dr. Ali Haji Adam ayaa xafiiskiisa ku qaabiley Wakiilka Cusub ee UNFPA Soomaaliya Dr....
Tartamayaasha Ceeldheer oo tiigsaday Kaalinta 3-aad ee tartanka Ramadaanka
Tartankaan bisha Ramadaan ee ay qabatay Warbaahinta Qaranka ayaa xalay ku soo idlaaday 10- dhibcood.oo ay guushii ku raacday Degmada Ceeldheer,halka kooxdii ku tartameysay magaca Degmada...










