Wararka Gudaha

Xamaas oo ka hadashay qodobbo dhowr ah oo ay ku jireen dilka caruur uu...

0
Sarkaal ka tirsan Xamaas ayaa ku eedeeyay ra’iisul wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu inuu waxyeeleynayo wadahadallada xabbad-joojinta ka dib saddex wiil iyo afar uu awoowe...

Madaxweynaha JFS oo kulan la yeeshay Saraakiisha haweenka ah ee ku jira ciidanka

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo farxadda Munaasabadda Ciidul fidriga awgeed kulan dhiirigelin ah la yeeshay qaar ka mid ah Saraakiisha...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO FARXADDA CIIDDA LA QAATAY CARUURTA SHUHADADA CIIDANKA XOOGGA DALKA

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta farxadda Munaasabadda Ciidul fidriga la qaatay qaar ka mid caruurta Halyeeyadii ku shahiiday dagaalka...

Madaxweynaha JFS oo kumanaan shacab ah salaadda ciida kula tukaday Masjidka Isbaheysiga Islaamka

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saakay Masaajidka Isbaheysiga Islaamka salaada ciida kula tukaday, mas’uuliyiin ka tirsan dowladda iyo kumanaan shacab...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeey munaasabada Ciidda

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan ba Shucuubta Islaamka ugu hambalyeey munaasabada Ciidka. Madaxweynaha ayaa Shacabka Soomaaliyeed...

Madaxweyne Xasan Sheekh” Dadka Soomaaliyeed balan ayaa ka qaadnay cid aan iyagu dooranin inaan...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, arrimaha doorashooyinka, ilaalinta madax-bannaanida dalka iyo dagaalka ka dhanka...

Madaxweyne Xasan Sheekh: Khawaarijta waxaan la galay dagaal adag waana ka guulaysanay

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo caawa khudbad dhinacyo badan taabaysa ka jeediyey qasriga Madaxtooyadda ayaa ugu horayn ugu hambalyeey munaasabada...

Wasiir Daa’uud Aweys “Waxan Safiirka Ethiopia ka dalbaney inuu waddankiisa ku laabto, sababo la...

0
Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya: Waxaan Safiirka Ethiopia ka dalbaney inuu waddankiisa ku laabto, sababo la xiriira faragelinta soo laalaabatey ee Addis-Abbaba ku hayso qarannimada Soomaaliya. Wasiirka...

Dowladda Ingiriiska oo Soomaaliya ka cafisay deymihii ay ku laheed

0
Dowladda UK oo kansashay dhammaan deymihii ay ku laheyd Dowladda Soomaaliya. Artinkan ayaa yimid kadib kulan muhiim ah oo ay maanta wadayeesheen Wasiirka Maaliyadda XFS...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalay munaasabad uu xilka kula wareegayey agaasimaha cusub ee...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb-galay munaasabad ay xilka kula kala wareegayeen Agaasimaha Hay’adda nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee...