Ra’iisul wasaare Xamse oo ugu hambalyeeye ciidanka xoogga dalka sanad guurada 64-aad
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ugu hambalyeeyay saraakiisha, saraakiil-xigeennada, aliflayda, dableyda, dhammaan qeybaha kala duwan ee Ciidanka Xoogga Dalka...
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya
1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan muhiim ah kula yeeshay Nairobi Madaxweynaha Kenya William Ruto.
2- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo hambalyo u diray...
12-ka April Xuska Maalinta Qaran ee Ciidanka Xoogga Dalka
Umad kasta oo kamid ah bulshooyinka ku dhaqan dunida waxay si gaar ah u leeyihiin munaasabado iyo xaflado qiimo gal ah oo lagu soo...
Dadka deegaanka Ceel-Baraf oo soo dhoweeyay furitaanka ceel-biyood iyo deeq raashin oo la gaarsiiyay
Boqolaal qoys oo ku dhaqan tuulada ganaweyne oo hoostagta deegaanka Ceel-Baraf ayaa helay deeq raashin ah oo ay soo gudbiyeen Hey’adda Sitra oo wakiil...
Israel oo saacadihii u dambeeyay Gaza ku dishay ugu yaraan 63 ruux
Wasaaradda caafimaadka ee Gaza ayaa sheegtay in ugu yaraan 63 falastiiniyiin ah lagu dilay Gaza,isla markaana la dhaawacay 45 kale,kadib kolkii ciidamada Israel ay...
MW Xasan Sheekh oo dhiggiisa dalka Kenya kala hadlay amniga xuduudaha labada dal
Nayroobi:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar shaqo oo hal maalin ah ku jooga dalka Kenya ayaa...
Ciidanka XDS oo 27 ka tirsan Khawaarij ku dilay hawlgal ka dhacay Jubbada Hoose
Ilaa 27 ka tirsan maleeshiyaadka Khawaarijta ah ee Al-Shabaab ayaa lagu dilay hawlgal ka dhacay deegaanka Baar Sanguuni ee hoos taga degmada Jamaame ee...
Wasiirka Amniga & Taliye Sulub oo maanta la Ciiday Caruurta Agoonta Boliiska Soomaaliyeed
Wasiirka Amniga gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliya S/Guuto Sulub Axmed Firin ayaa maanta la Ciiday Caruurta...
Madaxweynaha JFS oo booqsho rasmi ah ku tagay dalka Kenya
Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah oo hal maalin ah ku jooga magaladda Nairobi ayaa ka helay casuumaada dhigiisa madaxweynaha...
Ciidanka xoogga dalka oo fashiliyey weerar Khawaarijta ay doonayeen in ay ku qaadan Barsanguuni
Ciidanka xoogga dalka qaybta 43-aad iyo kuwa Jubbaland ayaa fashiliyey weerar ay doonayeen kooxda Khawaarijta ah inay ku qaadaan deegaanka Barsanguuni ee gobolka Jubbada...










