Wasiirka waxbarashadda XFS oo magaalada Brussels uga qeybgalay shirka Global Gateway for Education
Wasiirka wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Faarax Sh. Cabdulqaadir ayaa magaalada Brussels ee dalka Belgium uga qaybgalay shirka...
Wasiir Fartaag”Bilaha fooda nagu soo haya Khawaarijta waa laga weyn doonaa Galmudug iyo Hirshabeelle
Wasiirka cusub ee amnida dalka Generaal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa sheegay in ay dardar ku socdaan howlgallada ka dhanka ah Khawaarijta ee ka...
Wasiirka Arrimaha Dibedda XFS oo maanta la wareegay xilka
Wasiirka cusub ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah XFS mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa maanta xilka la wareegay, iyada oo uu ku...
Wasiirka Gaashaandhiga XFS oo Hambalyo u diray Ciidanka Xoogga iyo Saraakiishooda
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur oo xalay ka hadlay munaasabad lagu qabtay Xarunta Wasaaradda Gaashaandhiga taas oo lagu xusayay...
WAAD DHISTEEN WAANA QAALI
Markaan ka hadleyno Kirada Guryaha Muqdisho maahan wax keligeed saameeya, waana qeybo ka mid ah ayaana loola jeeda, waxaana cirka isku shareeray si naxariis...
SHEEKO: NINKII INDHOOLAHA AHAAN JIRAY
Nin reer miyi ahaan jirey baa carruur wuxuu ka lahaa hal wiil
Ninkaas indhoolaha ah waxaa hagi jiray wiilkiisa, kaasoo ay caado u ahayd ka...
SHEEKO: TODDOBA DILE MAXAA QABSADAY?
Bari baa waxaa magaalo joogi jiray nin dhallinyaro ah, oo fool-xumo iyo fulaynimo haad ka carar ah isku darsaday.
Maalin walba waxaa tuuryayn jiray, oo...
Safiirka Soomaaliya ee Kenya oo ka qayb galay kulan Casho sharaf ah oo looga...
Danjire Jibriil Ibrahim Abdulle ayaa xalay ka qayb-galay kulan Casho Sharaf ah oo lagu soo bandhiggayay dhaqanka dadka Soomaaliyeed isla markaana loogu dabaaldegayay munaasabadda...
Dowladda Soomaaliya oo been abuur ku tilmaantay war ay faafisay Reuters
Dowladda Federaalka ee Soomaaliya waxay si xooggan u diiddan tahay, ayna beeninaysaa warka ay faafisay Wakaaladda Wararka Reuters ee ah in kulanka Madaxweyne Xasan...
Madaxweyne Xasan Sheekh Oo ugu hambalyeeyey ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed sanad guurada 64-aad
-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu hambalyeeyay saraakiisha, saraakiil-xigeennada, aliflayda, dableyda, dhammaan qeybaha kala duwan ee Ciidanka Xoogga Dalka iyo...










