Wararka Gudaha

Tartamayaasha Xarar dheere oo u gudbay afar dhamaadka tartanka (Semifinal)

0
Tartankaan bisha Ramadaan ee ay qabatay Warbaahinta Qaranka ayaa xalay ku soo idlaadayย 8-ย dhibcood.oo ay guushii ku raacday Degmada Xaradheere,halka kooxdii ku tartameysay magaca Degmada...

Danjiraha Soomaaliya ee Koofur Afrika oo warqadda aqoonsiga laga guddoomay

0
Pretoria: Wasaaradda arrimaha Debadda Koonfur Afrika ayaa Nuqul ka mid ah warqadda Aqoonsiga ee Safiirka Cusub ee Soomaaliya u magacowday dalkaasi Koonfur Afrika ka...

Tartamayaasha Laascaanood oo u gudbay afar dhamaadka tartanka (Semifinal)

0
Tartankaan bisha Ramadaan ee ay qabatay Warbaahinta Qaranka ayaa xalay ku soo idlaadayย 10-ย dhibcood.oo ay guushii ku raacday Degmada Laascaanood,halka kooxdii ku tartameysay magaca Degmada...

Duqa Muqdisho oo mar kale sheegay in ay xoogga saari doonaan ciribtirka maandooriyaha

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane, Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa sheegay in muddo gaaban gudaheeda horumar kala duwan laga sameeyey Degmada...

Wasiirka Cadaaladda oo booqday waddo laga hirgelinayo Deyniile

0
Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS, Mudane, Xasan Macallin Maxamuud oo booqasho ku tegay deegaanka Gubta ee degmada Dayniille ayaa kormeeray dhismaha...

Raโ€™iisul wasaare Xamse oo bogaadiyey horumarka amni ee degmada Kaxda

0
Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa degmada Kaxda uga qeyb galay Kulan Affur Wadareed oo lagu muujinayey amniga iyo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqasho Rasmi ah ku tegay Dalka Sucuudiga

0
Riyaad:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo casuumaad rasmi ah ka helay Boqorka Dalka Sucuudiga Mudane Salmaan Binu...

Horjooge isu soo dhiibay Ciidanka deegaanka Xinlabi ee gobolka Mudug

0
Gaalkacyo-Horjooge Ismaaciil Xasan Cali oo ka tirsanaa Khawaarijta ayaa xalay isku soo dhiibay ciidanka deegaanka Xinlabi ee Gobalka Mudug, kadib markii uu xiriir la...

Ciidanka Israel oo dilay Todobo shaqaale oo kuwa gurmadka ah

0
Kooxda gargaarka ee fadhigeedu yahay Mareykanka ee World Central Kitchen ayaa xaqiijisay in toddobo ka tirsan shaqaalaheeda ay Israelย  ku dileen duqeyn xagga cirka...