Wararka Gudaha

Tartamayaasha Xamarweyne oo u gudbay afar dhamaadka tartanka (Semifinal)

0
Tartankaan bisha Ramadaan ee ay qabatay Warbaahinta Qaranka ayaa xalay ku soo idlaaday 12- dhibcood.oo ay guushii ku raacday Degmada Xamarweyne,halka kooxdii ku tartameysay magaca Degmada...

Maamulka Gobolka Banaadir oo afur u sameeyay Ra’iisul waasaraha dalka iyo xubnaha labada Aqal...

0
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa Aqalka Dowladda hoose ee Xamar Munaasabad Afur mahadnaqah ugu sameeyay xubnaha Xildhibaanada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ku...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Dr. Cabdirashiid u magacaabay Ergey Caafimaadka & Nafaqada

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Ergeyga Gaar ah ee Arrimaha Caafimaadka iyo Nafaqada Mudane Xildhibaan Dr. Cabdirashiid Maxamed...

Guddoomiyaha SODMA oo kulan la yeeshay ku xigeenka Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha Guud...

0
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed, Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa xarunta dhexe ee hay’adda SoDMA ku qaabilay ku xigeenka Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha Guud...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qeyb galay munaasabad afur ah oo loogu mahadcelinayey mudayaasha...

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb-galay munaasabad afur ah oo loogu mahadcelinayey Guddoonka, Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya...

Xarunta dhexe ee Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed oo maanta la xarig jaray

0
Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed (SCAA) ayaa maanta si rasmi ah u yeelatay xarun dhexe oo la jaanqaadaysa hay’adaha duulista ee caalamka ,taa oo maanta...

Tiradii ugu badnad ee Khawaarij ah oo isu soo dhiibay Dowladda Soomaaliya

0
Baydhabo:- Ciidanka Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdonka Qaranka ee ka howlgala deegaanada dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ayaa maanta soo bandhigay maleeshiyaad ka soo goostay...

Madaxweynaha JFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray degmada Ceeldheer

0
Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha JFS Dr. Xasan Sheekh Maxamuud oo qeyb ay ka yihiin madaxweynaha Galmudug, xildhibaanno, wasiirrada gaashaandhigga iyo arrimaha gudaha, taliyaha ciidanka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Xarardheere

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Xarardheere ee gobolka Mudug, iyadoo halkaas si wayn loogu soo dhaweeyey. Mudane Xasan Sheekh...

Guddoomiye Madaale: oo xalay booqday Suuqa Bakaaraha

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xalay kormeer shaqo ku tagay Suuqa ugu weyn ee dalka Soomaaliya...