Wasiir kuxigeenka Cadaaladda XFS oo daahfuray Shir Wadatashi ah oo ku saabsan hannaanka Federaaleynta...
Wasiir ku xigeenka wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka xukuumadda JFS Mudane Axmed Cabdiraxmaan Xasan oo uu weheliyo xoghayaha joogtada Wasaradda Mudane Feysal Aadan Xasan...
Wasiir kuxigeenka Caafimaadka XFS ka qeyb galaya Shirka wasiirada Caafimaadka ee wadamada Afrika
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Xildhibaan Dr. Maxamed Xassan Maxamed Bulaale ayaa ka qayb galay shirka wada-tashiga wasiirada Caafimaadka Wadamada Afrika oo ka dhacay...
Madax ka socotay Akadamiyadda Boliiska Dalka Masar oo soo gaaray Muqdisho
Wafdi uu hoggaaminayo Madaxa Akadamiyadda Boliiska Dalka Masar,Sareeye Gaas Maxamed Axmed Maxamed (Abu Zahra) iyo sarakiil sare ayaa soo gaaray Magaalad Muqdisho.
Ujeedka Socdaalka Wafdigaan...
Boliiska Soomaaliya oo ka hadlay qarax uu ku dhintay dhagarqabihii farsameynaya iyo Caruur uu...
-Taliska ciidanka Boliiska Soomaaliya ayaa faah-faahin ka bixiyay Miino uu farsameynayay dhagarqabe katirsan khwaarijta ay kula qqaraxay,isaga iyo reerkiisa
Gurigiisa degaanka Ceelsha Biyaha.
Afhayeenka ciidanka Booliska...
Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda XFS oo kala hadlay Safiirka Masar qoto-dheeraynta Iskaashiga labo geesoodka
Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Isaaq Maxamuud Mursal, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay, Safiirka Jamhuuriyadda Carbeed ee Masar u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo dowladda Tanzaniya kaga mahadceliyay taageeradii Soomaaliya ee ku biirista EAC
Dar Es Salaam-(SONNA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Midowday ee Tanzania Marwo Samia Suluhu Hassan ayaa maanta wadahadal ku...
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo dhiggiisa dalka Tanzania oo ka wada hadlay xoojinta xariirka labada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada ee magaalada Dar es Salaam kulan muhiim ah kula yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda...
Cabdisalaan Cumar Hadliye“Maanta kadib Soomaalidu qaxooti kuma ahan xeryaha Dhadhaab,”
Ergayga Soomaaliya u qaabilsan urur gobolleedka dhaqaalaha Bariga Afrika Cabdisalaan Cumar Hadliye oo wareysi gaar ah siiyay warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in maanta ka...
Guddomiyaha SODMA oo la kulmay Madaxweynaha Dowlad Gobolkeedka Koonfur galbeed
Baydhabo:-Madaxwaynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Md. Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa xalay xarunta madaxtooyada Magaalada Baydhabo kulan soo dhaweeyn ah ugu sameeyay Guddoomiyaha...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhigiisa dalka Turkiye
Istanbul:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminaayo oo ku sugan Turkiga ayaa kulan doceed...










