Wararka Gudaha

Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Tansaaniya oo maanta ku kulmaya Daarusalaam

0
Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Tansaaniya oo ku kulmaya Daarusalaam iyadoo labada Dal ay heshiisyo kala saxiixan doonaan. Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Mudane Daa’uud...

SHEEKADII ABAAL DHAAN

0
Beri baa waxaa jiray inan soo korsatay xayawaan loo yaqaan dhurwaay waxayna u soo korisay si wanagsan. Waraabihii ama dhurwaagii ugu danbeyntii waa uu weynaaday...

KABASHADA BIYAHA WAA SHILIN (SHEEKO GAABAN)

0
Beri baa nin ganacsade ah waxa uu xaaskiisii ku yiri waxa rabaa in aan aado safar dheer oo aan dhawaan baxayo sidaa darteed sahay...

SOOMAALIYA OO SAMEENEYSA KOBAC DHAQAALE OO XOOGAN TAN IYO BURBURKII KA DIB

0
Dhaqaalaha Soomaaliya ayaa maalinba maalinka ka danbeysa waxaa ku imaanaayey isbadal xoogan oo dhanka horumarka ah taasina waxa ay keentay in ganacsatada soomaaliyeed ay...

MAGAALADA MUQDISHO OO SUPER MARKETYADA AY KU SOO BADANAYAAN

0
Magaalada muqdisho waa caasimada dalka waxaana ku nool bulsho aad u tira badan tiradoodana lagu qiyaaso Afar milyan oo dad ah ayaa waxa ay...

KHEYRAADKA DALKEENNA

0
Dalkeenna waxaa uu hodan ku yahay waxsoo-saarka dalagyadda noocyihiisa kala duwan, haddii boqolkiiba ba boqol laga faa,ideysto beerashadiisa waxaa uu ku filan yahay guud...

Danjiraha Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya Oo ka qeyb galay shirweynaha (Connected Africa)

0
Danjiraha safaarada Soomaaliya ee dalka Kenya Mudane Jabril Ibrahim Cabdulle ayaa ka qayb-galay shirweynaha Caalamiga ah ee “Connected Africa” kaas oo lagu soo gaba-gabeeyay...

Wasaaradda Xajka Sacuudiga oo digniin u dirtay shirkadaha ku shaqeysta Been abuurka

0
War ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Xajka iyo Cumrada Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa loogu digay shirkadaha ku shaqeysta hanaanka been abuurka dal ku galka,...

Madaxweynaha JFS oo booqasho rasmi ah ku jooga Tanzania ayaa ka qeyb galay munaasabada...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Tanzania ayaa madaxda sare ee...

Safiirka JFS ee dalka Shiinaha Amb. Kullane oo ka qeyb galay shirka iskaashiga Shiinaha...

0
Beijing:- Safiirka Soomaaliya ee dalka Shiinaha Amb: Cawaale Kullane Cali ayaa Khudbad muhiim ah ka jeediyay daah-furka shirka Shiinaha iyo Afrika, kaas oo ka...