Qaar kamid ah labada gole ee K/Galbeed oo beydhabo ku soo dhoweeyay Guddoomiyaha Hey’adda...
Mas'uuliyiin ka kala tirsan labada gole ee Maamulka Dowlad Goboleedka K/Galbeed ayaa maanta garoonka diyaaradaha ee Magaalada Beydhabo ku soo dhoweeyay Guddoomiyaha Hey’adda SODMA...
Maxkamadda Ciidanka oo Galmudug ku dishay laba eedeysane oo geystay falal dil ah
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa maanta dil toogasho ah ku fulisay laba askari oo horay u geystay falal dil ah oo ka dhacay Galmnudug.
Dilkaan...
Soomaaliya oo ka qeyb gashay shir ka dhacay Turkiga oo looga hadlay bad-qabka badaha
Shir caalami ah oo looga hadlaayey sidii wax looga qaban lahaa ka hortagga wasakheynta Badaha iyo ka faa’ideysiga kheyraadka ayaa lagu qabtay Magaalada Ankara...
Madaxa Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo Faransiiska kaga qeyb galay shir muhiim ah
Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mudane Axmed Saciid Maxamed iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa magaalada Lyon ee dalka Faransiiska uga qeybgalay shirka...
Mudanayaal ka tirsan labada aqal ee Soomaaliya oo ka qayb galay shirka Vienna
Wafuud ka kala socda baarlamaanada dunida oo ay kamid ahaayeen Xildhibaan Saalim Caliyow Ibrow iyo Senator Cismaan Maxamuud Dubbe ayaa Soomaaliya uga qayb galay...
Qaramada Midoobay oo walaac ka muujisay halista roobabka ee ka da’aya Soomaaliya iyo dalal...
Xafiiska Qaramada Midoobay ee isku xirka arrimaha bini’aadantinimada (OCHA) ayaa warbixin cusub oo toddobaadle ah ka soo saaray xaaladda Soomaaliya iyo saameynta roobabka xilligga...
Wasaaradda Gaashaandhigga XFS oo ka hadashay taageerada Maraykanka iyo qodobbo kale
warbixin ka soo saartay wasaaradda gaashaandhigga XFS ayaa lagu sheegay in mareykanka uu iskaashi istiraatijiyadeed oo dhinacyo badan uu la leedahay shacabka iyo dowladda...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Booqasho rasmi ah ku tagay dalka Tansaaniya
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey caasimadda dalka Tansaaniya ee Daaru-salaam, halkaas oo xarun u ah...
Wasiirka Gaashaandhigga oo kulan sagootin ah la yeeshay Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay
Wasiirka Gaashaandhigga XFS Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa Kulan sagootin ah maanta Muqdisho kula qaadatay Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay Marwo Catriona Laing.
Wasiirka...
Taliyaha CXD oo booqasho ku tagay xarunta Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya
Taliyaha ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed S/Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin iyo saraakiil uu hoggaaminayay ayaa kormeer ku tegay xarunta Safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya, halkaasi ...










