Ciidanka Xoogga oo Howlgal ka dhan ah khawaarijta ka sameyay degaanno katirsan Gobolka Hiiraan
Hiiraan;-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaliyeed ayaa howlgallo ka dhan ah kooxda khawaarijta ka sameeyey degaanno hoostago Degmada Bulaburte ee Gobolka Hiiraan.
Howlgalkan ayaa lagu baadi goobayay...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo guddoomiyaya Shir looga hadlayay dar-dargalinta Amniga Caasimadda
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa guddoomiyay kulan loogu hadlaayay dar-dargelinta Amniga Caasimadda Muqdisho.
Kulankaan oo uu goobjoog...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Nairobi si uu uga qeybgalo shirka madaxda Afrika iyo...
Nairobi- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh, ayaa gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya si uu uga qayb-lgalo Shirka IDA21 ee Madaxweynayaasha Afrika...
Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo kulan la qaatay Madaxa Hay’adda UNDP ee Soomaaliya
Wasiirka wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cali Yuusuf Cali Xoosh iyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Mudane Cabdixakiim Ashkir ayaa...
Wasiirka Maaliyadda XFS oo ka qeyb galay shirka 21-aad ee Hay’adda Horumarinta Bangiga Adduunka
Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige ayaa maanta magaalada Nairobi ee dalka Kenya uga qeyb galay shirka 21-aad ee Hay’adda Horumarinta Bangiga Adduunka...
NOLOL IYO DHAQAN WAA LABA IS HAREER YAAL
Ummad walba oo aduunyada guudkeeda ku dhaqani waxay leedahay hab nololeed u gaar ah, oo ay qarniyaal fog fog ku soo dhaqmayeen, jiilbana jiil...
CASIMADDU WAA XUDDUNTA DAL WALBA
Dal kasta oo caalamka ka jira wuxuu leeyahay Caasimad loo yaqaano oo lagu aqoonsado waxaana ka horreeya caasimad walba inta aanay dhalan ama sameysmin...
Taliyaha Ciidanka Boliiska oo Xafiiskiisa ku qaabilay Saraakiil Ka socda Dalka Masar
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliya S/Guuto Sulub Axmed Firin ayaa Xafiiskiisa Ku qaabilay Saraakiil Ka socda Dalka Masar kuwaa oo Shalay Soo gaaray Magalada Muqdisho...
Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo Masuuliyiinta Hay’adda Socdaalka kala hadlay dar-dargalinta adegyada ay u...
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) oo ay Wehliyaan Wasiro Dowlah Wasaradda Iyo Agsimaha Guud ee Wasaradda ayaa kormeeray...
Madaxweynaha Koonfur galbeed oo la kulmay Safiirka Midowga Afrika ufadhiya Soomaaliya
Madaxweynaha Dowlad gobolleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Aqalka Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Wafdi uu hoggaaminayey Safiirka Midowga Afrika ufadhiya...










