Madaxweyne Xasan Sheekh oo mar kale u ambabaxay furimaha dagaalka ka dhanka ah khawaarijta
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo dardar galinaya howlgallada dib u xoreynta dalka ayaa garay deegaanka Waragaadhi ee gobolka Shabeellada dhexe.
Madaxweynaha...
Wasiirka Amniga XFS oo la kulmay Safiirkadowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil-Fartaag, ayaa la kulmay Danjiraha Dowladda Talyaaniga u fadhiya Soomaaliya Mudane, Pier Mario Daccò Coppi.
Labada...
Maxkamadda Ciidamada oo xukun ku ridday Askari horay u dhaawacay taliyahiisa
Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta Shan sano oo Xabsi Ciidan ah ku ridday Ex- Dable Xoogga, Maxamed Xiireey Maxamuud oo ka...
Ra”iisulwasaare Xamse oo Saxeexay Buugga Tacsida Guddoomiye Jawaari
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ku booqday hoyga ay ka daggan yihiin magaalada Muqdisho qoyska Allaha u naxariistee...
Ciidanka xoogga dalka oo gacanta ku dhigay dhaqar qabe ka tirsanaa khawaarijta
Jowhar- Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ayaa gacanta ku dhigay dhagarqabe ka tirsanaa Khawaarijta kadib howlgal ay ka sameeyeen deegaanno hoos taga degmada...
Madaxweynaha: kama cabsanayno kuwa isku dayaya in ay afka ku dumiyaan dowladnimada
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in aysan ka cabsan doonin kuwa isku dayaya in ay afka ku dumiyaan dowladnimada...
Dawladda Turkiga oo magaalada Ankara ku casuuntay wafdiyo kala matalaysa Soomaaliya iyo Ethiopia
Dawladda Turkiga ayaa magaalada Ankara ku casuuntay wafdiyo kala matalaysa Soomaaliya iyo Ethiopia si looga wadahadlo xiisadda taagan.
Kulamada labada dhinac ma ahayn kuwa fool...
Waddamada Carabta qaarkood oo Soomaaliya ugu hambalyeeyey maalinta xorriyadda iyo midowga
Waxaa iska soo daba dhacaya hambalyada ku aaddan xuska munaasabadda 1-da luulyo oo ku beegan sannad guuradii 64-aad ee kasoo wareegtay markii gobollada Koonfureed...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo ka qeyb-galay Dhoolla-tuska Ciidanka Qalabka Sida ee 1-da luuliyo
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galay munaasabadda xuska sannad guurada 64-aad ee xornimada iyo Midnimada dalkeenna ayaa shacabka...
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka XFS oo Shacabka ku dhaqan dalka Masar kala qeyb-galay xuska 1-da...
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Masar kala qeyb-galay xuska sannad-guuradii 64-aad ee ka soo...










