Golaha Shacabka oo ansixiyey hindise sharciyeedka Xakamaynta kiimikada

Mudanayaasha Golaha Shacabka ee BJFS ayaa ansixiyay Hindise Sharciyeedka Xakameynta Kiimikooyinka Beeraha Soomaaliyeed iyo Hindise Sharciyeedka Adeegga iyo Baaritaanka Beeraha Soomaaliyeed,waxaana ogolaatay 151-Xildhibaan ma jiro xildhibaan diiday iyo mid ka aamusay.