Wararka Gudaha

Safiirka JFS u fadhiya dalka Masar oo daah-furay tartanka Koobka Ramadaanka ee Jaaliyadda

0
-Safiirka JFS ee Masar ahna Wakiilka Joogtadda ah ee Ururka Jaamacadda Carabta Danjire Ilyaas Sheikh Cumar ayaa shalay Galabta daah-furay tartanka Koobka Ramadaanka ee...

Tartamayaasha Degmada Aadan-Yabaal oo u gudbay wareegga 2-aad

0
Tartankaan bisha Ramadaan ee ay qabatay Warbaahinta Qaranka ayaa xalay ku soo idlaaday 10- dhibcood.oo ay guushii ku raacday Degmada Aadan-yabaal,halka kooxdii ku tartameysay magaca Degmada...

Warbixinta toddobaadlaha ee dowladda federaalka Soomaaliya

0
1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo wadahadal kula yeeshay Asmara Madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki, oo ay ka wadahadleen xoojinta xiriirka labada dal iyo iskaashiga...

Golayaasha Baarlamanka oo maanta ka dooday cutubka 4-aad ee Dastuurka oo dib u eegis...

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay weheliyaan ku-xigeennada labada aqal ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka...

Soomaaliya oo ka qayb gashay shirka sanadlaha ah ee Midowga Yurub

0
Addis Ababa- Dowladda Soomaaaliya ayaa si rasmi ah loogu casumay ka qayb galka shirka sanadlaha ah ee Midowga Yurub oo looga hadlo ilaalinta iyo...

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee XDS oo kormeeray degaanno dhowaan laga saaray khawaarijta

0
Taliyaha Ciidanka Dhulka xoogga dalka Soomaaliyeed sarreeye guuto; Dayax Cabdi Cabdulle ayaa kormeeray deegannada laga saaray kooxda khawaarijta ee Janbaluul, Daniga baallow, Baqdaad iyo...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo qaabbilay madaxa hay’adda UNHCR ee Soomaaliya

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka  Soomaaliya Mudane, Xamsa Cabdi Barre ayaa Xafiiskiisa ku qaabbilay Madaxa Hey’adda Qaxootiga Qaramada Midoobay (UNHCR) Xafiiskeeda Soomaaliya Mr. Charles...

Kulanka labada Aqal ee BFS oo goor dhow furmay

0
Kulanka wada-jirka ah ee labada aqal ee Baarlamaanka JFS oo goor-dhow furmay ayaa maanta lagu wadaa in la soo gabagabeeyo guud ahaan doodda wax...

Taliyaha Ciidanka Xoogga oo dhiirraglin ugu tagay Ciidamada ku sugan Daaru-Nimca

0
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo booqday kummanaan Ciidanka dowladda ah oo ku sugan Daarul-nimca,Ciidanka ku sugan halkaa, ayaa ah guutada 19aad ee Gumac...

Tartamayaasha Degmada Caabudwaaq oo u gudbay wareegga 2-aad

0
Tartankaan bisha Ramadaan ee ay qabatay Warbaahinta Qaranka ayaa xalay ku soo idlaaday 12- dhibcood oo ay guushii ku raacday Degmada Caabudwaaq,halka kooxdii ku tartameysay...