Wasiirka Waxbarashada oo Guddoomiyay Kulanka Guddiga Farsamo Xiriirka Arrimaha Xasilinta ee Wasaaradaha iyo Hey’adaha...
Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sar Mudane Faarax Sheekh Cabdiqaadir ayaa maanta xarunta Wasaaraddaasi ku Guddoomiyay Kulanka Guddiga Farsamo Xiriirka Arrimaha Xasilinta ee Wasaaradaha...
Baarlamaanka oo maanta soo afmeeraya dooda Cutubka Afraad ee Dastuurka
Doodda labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee cutubka 4-aad ee Dastuurka KMG ayaa maanta lagu wadaa in la soo gabagabeeyo, iyadoo Xildhibaannada...
Ra’iisul Wasaaraha XFS “Muskhiladda jirta waa haddii aanan anigu fulinayn dastuurka sidiisa ha iska...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo hadal ka jeediyey Affur Wadareedka Sanadlaha ah ee is aragga Xukuumadda iyo Bulshada...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Cambaareeyey Weerarkii Argagixiso ee ka dhacay Ruushka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane DR Xasan Sheekh Maxamuud ayaa cambaareeyey weerarkii Argagixiso ee ka dhacay xalay goob lagu qabanayey Bandhig faneed oo ku...
Baraawe oo u gudubtay wareegga 2-aad ee tartanka Warbaahinta Qaranka
Tartankaan bisha Ramadaan ee ay qabatay Warbaahinta Qaranka ayaa xalay ku soo idlaaday 12- dhibcood.oo ay guushii ku raacday Degmada Baraawe,halka kooxdii ku tartameysay magaca Degmada...
Hay’adda maareynta musiibooyinka Oo 5,000 oo qos gaarsiisay gargaar
Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA, ayaa maanta 5, 000 oo qos kana kooban Danyar, dad naafo ah iyo kuwa ka soo barakacay...
Madaxweynaha JFS oo kaga hadlay xaaladda dalka iyo halka ay marayaan howlaha hortabinta u...
Madaxweynaha JFS oo kaga hadlay xaaladda dalka iyo halka ay marayaan howlaha hortabinta u leh dowladda.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo...
Ra’iisul wasaaraha Xamse oo ka qeyb galay afur wadareedka Sanadlaha ah
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda JFS Xamza Cabdi Barre ayaa ku Muqdisho ku daahfuray Afur Wadareedka Sanadlaha Ee is Aragga Xukuumadda JFS Iyo Bulshada Qeybaheeda taasi...
Tansaaniya : Madaxda Caafimaadka XFS oo kaga qeybgalay shirka Horumarinta Siyaasadda Caafimaadka
Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xildh. Dr. Maxamed Xassan Maxamed Bulaale ayaa magaalada Zanzibar ee Dalka Tanzaaniya uga...
Taliyaha Ciidanka Xoogga oo gaaray Degmada Xaradheere
Taliyaha Ciidanka Milateriga Soomaaliya S/gaas ibraahim Sheikh Muxudiin Caddow iyo Wafdi saraakiil ah oo Hogaaminayay ayaa gaaray Degmada qadiimiga ah Ee xarardheere.
Taliyaha ayaa si...










