Madaxweynaha JFS oo tababar u soo xiray Saraakiil ka tirsan Xoogga Dalka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb galay munaasabad ay ku qalin-jabinayeen Dufcaddii 6-aad ee Layli Saraakiil ee ka tirsan...
Madaxweynaha Soomaaliya oo ka qeybgalay xaflad loo sameeyay leyli saraakiil oo ka qallinjabiyay dugsiga...
Madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh maxamud ayaa ka qeybgalay xaflad ka dhacday dugsiga turksom oo lagu maamuusaayey qalin-jabinta leyli saraakiil oo ku soo...
Guddoomiyaha Baarlamaanka FS oo ka hadlay qodobbo muhiim ah oo horyaalla golaha
Guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Sheekh Aadan Madoobe ayaa sheegay in kalfadhiyada soo socda lagu dhameystiri doono qodobbo muhiim ah oo ay ku jiraan...
Meydadka 89 muhaajiriin ah oo laga helay badda Atlantik
Ilaalada xeebaha dalka Mauritania ayaa soo saaray meydadka 89 qof oo tahriibayaal ah oo la socday dooni Isniintii ku degtay badweynta Atlaantik.
Sagaal qof oo...
Dood la xiriirtay maareynta cudurka Macaanka oo Muqdisho lagu qabtay
Qaar kamid ah dhaqaatiir iyo xeel-dheerayaal caafimaad ayaa xalay Magalada Muqdisho ku qabtay dood wadaag ku saabsaneyd maaraynta dhibaatooyinka ka dhasha cudurka macaqanka ee...
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH IYO DHIGGIISA DALKA MASAR OO KA WADA HADLAY XAALADDA GOBOLKA
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo khadka Taleefanka ay ku wada xiriireen dhiggiisa dalka Masar Mudane Cabdulfataax Al-siis ayaa ka wada...
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Khamiis
Warbixinta Toddobaadlaha ee
Dowladda Federaalka Soomaaliya
Muqdisho, Khamiis, 4-ta July 2024
1- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo hambalyo ku aaddan xuska maalinta xornimada...
Howlgallo Qorshaysan oo laga fuliyay deegaanno hoosta Buuloburde
Ciidanka XDS gaar ahaan Ururka 291aad Guutada 29-aad ee daljir ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyey deegaanno hoostaga degmada Buuloburde ee Gobolka Hiiran, halkaas oo...
Soomaaliya oo ka qayb gashay shirweynaha Hay’adaha isgaarsiinta adduunka (GSR-2024),
Maareeyaha Guud ee Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka, Mudane Mustafa Yaasiin Sheekh, ayaa ka qeybgalay Shirweynaha Hay’adaha Isgaarsiinta Adduunka (GSR-2024), kaas oo uu soo qabanqaabiyay Midowga...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay Guddida Joogtada ah
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa shir guddoomiyay kulanka Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka oo ku qabsoomay...










