Ciidanka xoogga dalka oo hawlgal sifeyn ah ka sameeyey Ruunirgood
Ruun-nirgood: Ciidanka xoogga dalka iyo geesiyaasha dadka deegaanka ayaa hawlgal sifayn ah ka sameeyay degmada Ruunirgood iyo deegaannada hoostaga ee gobalka Shabeellaha dhexe.
Hawlgalladaan sifaynta...
Taliyaha Ciidanka Lugta oo gaaray degmada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud
Taliyaha Ciidanka Lugta ee Xoogga Dalka General Dayax Cabdi Cabdulle ayaa gaaray Degmada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud.
Taliyaha oo Kormeeray goobahii lagu jebiyay Khawaariijta iyo...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ugu hambalyeeya geesiyaasha Xoogga Dalka guulaha ay ka gaareen dagaalka...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa ugu hambalyeeyay ciidamada geesiyaasha Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo ciidamada Jubbaland guusha ay ka gaareen...
35,307 arday oo dhigata 656 iskuul ayaa maanta u fariisatay Imtixaanka Fasalka 8-aad ee...
Ku simaha Guddoomiyaha G/Banaadir, ahna guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh), ayaa maanta si rasmi ah u daah furay qaadista...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo guddoomiyay shirka Guddiga joogtada ah iyo kan Wakiiladda Jubbaland
Kismaayo: Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa shir guddoomiyay kulan Magaaladda Kismaayo ee Caasimadda KMG ah ee Dowlad...
Wasiir Roobow: Ummadda Soomaaliyeed waxaan u sheegaa ogaada Xajku dalxiis ma ahan
Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta XFS Mukhtaar Roobow Cali oo magaalada Makkah Almukaramah kula kulmay Ma’suuliyiinta shirkadaha adeegga Xajka iyo xubnaha guddigga Bicisada ee...
Madaxda Wasaaradda Warfaafinta oo ka tacsiyadeysay geerida Farxiya Samaan
TACSI:- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Mudane Daauud Aweys Jaamac, Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Warfaafinta, Cabdiraxmaan Yuusuf Cumar Al-Cadaala, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda...
Xubnaha guddiga Maalmaha Xorriyadda oo kawada hadlay qorshaha u diyaar garowga todobaadka Xorriyadda
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS ahna Guddoomiyaha Guddiga Maalmaha Xorriyadda ee 26 Juunyo iyo 1-da Luulyo mudane Xildhibaan Cali Yuusuf Cali-Xoosh...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo si weyn loogu soo dhoweeyey Oslo
Oslo:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey magaalada Oslo ee dalka Norway,...
Guddoomiyaha SoDMA oo guddoomiyay shir ay ka soo qeyb galeen mas’uuliyiin ka socotay Q.M...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka, Maxamuud Macalin Cabdulle ayaa guddoomiyey shir gaar ah oo ay yesheen qabanqaabiyeyaasha shirka lagu soo bandhigayo warbixin dhammaystiran oo...










