Wararka Gudaha

Saadaasha hawada iyo digniino ku saabsan Isbeddelka Cimilada (WARBIXIN)

0
Roobabkii guga ayaa si rasmi ah uga curtay deegaanno badan oo dhaca gobollada Dalka Soomaaliya, kadib markii maalmihii u dambeeyay ay jireen xaalado daran...

Ciidanka Xoogga oo Howlgal ka dhan ah khawaarijta ka sameyay degaanno katirsan Gobolka Hiiraan

0
Hiiraan;-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaliyeed ayaa howlgallo ka dhan ah kooxda khawaarijta ka sameeyey degaanno hoostago Degmada Bulaburte ee Gobolka Hiiraan. Howlgalkan ayaaย  lagu baadi goobayay...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo guddoomiyaya Shir looga hadlayay dar-dargalinta Amniga Caasimadda

0
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa guddoomiyay kulan loogu hadlaayay dar-dargelinta Amniga Caasimadda Muqdisho. Kulankaan oo uu goobjoog...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Nairobi si uu uga qeybgalo shirka madaxda Afrika iyo...

0
Nairobi- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh, ayaa gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenyaย  si uu uga qayb-lgalo Shirka IDA21 ee Madaxweynayaasha Afrika...

Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS oo kulan la qaatay Madaxa Hayโ€™adda UNDP ee Soomaaliya

0
Wasiirka wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cali Yuusuf Caliย  Xoosh iyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Mudane Cabdixakiim Ashkir ayaa...

Wasiirka Maaliyadda XFS oo ka qeyb galay shirka 21-aad ee Hayโ€™adda Horumarinta Bangiga Adduunka

0
Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige ayaa maanta magaalada Nairobi ee dalka Kenya uga qeyb galay shirka 21-aad ee Hayโ€™adda Horumarinta Bangiga Adduunka...

NOLOL IYO DHAQAN WAA LABA IS HAREER YAAL

0
Ummad walba oo aduunyada guudkeeda ku dhaqani waxay leedahay hab nololeed u gaar ah, oo ay qarniyaal fog fog ku soo dhaqmayeen, jiilbana jiil...

CASIMADDU WAA XUDDUNTA DAL WALBA

0
Dal kasta oo caalamka ka jira wuxuu leeyahay Caasimad loo yaqaano oo lagu aqoonsado waxaana ka horreeya caasimad walba inta aanay dhalan ama sameysmin...

Taliyaha Ciidanka Boliiska oo Xafiiskiisa ku qaabilay Saraakiil Ka socda Dalka Masar

0
Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliya S/Guutoย  Sulub Axmed Firin ayaa Xafiiskiisa Ku qaabilay Saraakiil Ka socda Dalka Masar kuwaa oo Shalay Soo gaaray Magalada Muqdisho...