Ciidanka xoogga dalka oo gacanta kusoo dhigay xubno la shaqeeya khawaarijta
Ciidanka xoogga dalka ayaa howlgallo baaxad leh ka fuliyay degmada Ruun-nirgood ee gobolka Shabeelleda dhexe, iyagoo gacanta ku dhigay rag la aaminsan yahay in...
Soomaaliya iyo Norwey oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dowladood
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan kula yeeshay magaalada Oslo Wasiirka Arrimaha Dibedda ee dalka Norway Espen Barth Eide.
Kulanka...
Wasiirka Owqaafta iyo arrimaha diinta XFS oo la kulmay Wasiirka Xajka ee dalka Sacuudiga
Wasiirka Owqaafta iyo arrimaha diinta XFS, Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur ayaa kulan miro dhal ah la qaatay Wasiirka Xajka iyo Cumrada Dowladda Sacuudiga...
Wasiir Fiqi oo la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Ohio dalka Maraykanka
USA- Wasiirka Arimaha Dibadda iyo iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Columbus Ohio ee dalka Mareykanka.
Waxa...
Shirka degmooyinka gobolka Banaadir oo looga hadlay amniga iyo maalmaha xoriyadda
Ku simaha guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna guddoomiye ku-xigeenka amniga iyo siyaasadda maamulka gobolka Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) ayaa guddoomiyey shirka Degmooyinka Muqdisho, kaas oo...
Ciidamada Qaranka oo soo uruuriyay meydad hor leh oo Khawaarijtu uga carareen Ceeldheer
Ceeldheer: Ciidanka xoogga dalka iyo geesiyaasha deegaanka oo labadii maalin ee la soo dhaafay ku hawlanaa baadi goobka haraadigia Khawaarijtii lagu laayay dagaalkii ay...
Dowladda FS oo soo dhaweeysay dib u bilaabista mashaariicdii ka socday Puntland
Wasiirka wasaaradda qorsheynta, maalgashiga, iyo horumarinta Dhaqaalaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud C. Sheekh Faarax (Beenebeene), ayaa soo dhaweeyay dib-u-bilaabista mashaariicda horumarineed ee...
Wasiirka isgaarsiinta oo ka qaybgalay shirka iskuxirka dhijitaalka ee Bariga Afrika.
Nairobi: Wasiirka wasaaradda Isgaarsiinta dowladda FS mudane Maxamed Aaden Macalin Cali (Soomaali) iyo Madaxa Bangiga Adduunka ee Soomaaliya Kristina Svensson ayaa si wadair ah...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay boqorka Norway
Oslo: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qasriga boqortooyada ee Oslo kulan kula qaatay Boqorka Norway,Boqor Harald V.
Kulanka madaxweyne Xasan Sheekh...
Wasiir Biixi oo daah-furay shirka dib-u-habeynta maaliyadda ee dowladda Soomaaliya iyo IMF
Wasiirka wasaaradda maaliyadda xukumadda Federaalka Soomaaliya mudane Biixi Imaan Cige ayaa maanta daah-furay shirka dib-u-habeynta maaliyadda ee dowladda Soomaaliya iyo hay’adda lacagta Adduunka ee...










