Maamulka gobolka Banaadir iyo Duqa degmada Bollnäs ee dalka Sweden oo ka wada hadlay...
Agaasimaha Xiriirka Dibadda iyo Hey’adaha Caalamiga Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar Mudane Maxamed Xasan Maxamed oo safar shaqo ku jooga dalka...
Kulanka joogtada ah ee Wasiirrada Caddaaladda labada heer oo ka furmay Baydhabo
Waxaa maanta magaalada Baydhabo ee maamul goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya ka furmay kulanka joogtada ah ee wasiirada Caddaaladda labada heer iyo saaxiibada caalamka ee...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Norway
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay kulan ay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Norway ku taageerayaan wax qabadka dowladda iyo qorshaha...
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo sheegay in la mideynayo tababarrada Ciidanka qalabka sida
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in dowladda Soomaaliyeed ay mideynayso dhammaan tababarrada kala duwan ee ciidanka qalabka sida ee...
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Ra’iisul wasaaraha Norway oo gudoomiyey Oslo Forum
Oslo: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisul Wasaaraha Boqortooyada Norway, Jonas Gahr Støre, ayaa si wadajir ah maanta u guddoomiyay...
Eedeysanayaashi loo xirxiray falalka kicinta bulshada ee ay baraha bulshada ka wadeen oo maxkamad...
Xafiiska xeer-ilaaliyaha guud ee Qaranka oo Maxkamadda gobolka Banaadir u gudbiyay 19 eedeysane oo loo heysto in Social Media ay ka wadeen kicin bulsho...
Wasiirka Gaadiidka XFS oo Xafiiskeeda ku qaabbishay Safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya
Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada XFS. Marwo Fardowsa Osmaan Cigaal ayaa Xafiiska Wasaaradda ku qaabishay Safiirka Dowladda Talyaaniga Ee Soomaaliya Ambassador, Pier Mario Dacco’...
Wasiirka Maaliyadda XFS oo shir guddomiyay kulan muhiim ah oo lagu qabtay Nairobi
Nairobi- Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Imaan Cige ayaa shir guddoomiyay kulanka guddiga jihaynta nidaamka maareynta Maaliyadda,Kheyraadka guud iyo xubnaha deeq...
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka XFS oo daah-furay munaasabadda daah-furka qiimeynta waxyeellada El-nino
Ra’iisul wasaare ku xigeenka XFS mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shir lagu soo bandhigayo warbixin dhammaystiran oo ku saabsan...
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA YEESHAY RA’IISUL WASAARAHA NORWAY
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan kula yeeshay magaalada Oslo, Ra’iisul Wasaaraha Boqortooyada Norway Mr Jones Gahr Støre.
Madaxweynaha ayaa...










