Wararka Gudaha

Guddoomiyaha hay’adda SoDMA oo heshiis istiraatiiji ah la saxiixday dhigiisa hay’adda Qatar Charity

0
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka,Maxamuud Macallin Cabdulle ayaa munaasabad kooban oo ka dhacday xarunta dhexe ee SoDMA waxa uu heshiis istiraatiiji ah kula saxiixday...

Shirka golaha wasiirrada oo lagu ansixiyey xeer-nidaamiyaha sharciga Xafiiska Hanti-dhawraha Guud ee Qaranka

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo guddoomiyey Shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada, ayaa waxaa Wasaaradda Gaashaandhigga looga dhageystay...

Guddoomiyaha hey’adda SoDMA oo kulan kula qaatay mas’uuliyiin ka socota xaafiiska ra’iisul wasaaraha

0
Guddoomiyaha Hey’adda Maareynta Masiiboyinka qaranka SoDMA Mudane Maxamuud Macalin Abdulle oo wehelinayo Guddoomiye ku xigeenka hay’adda Dr. Axmed cabdi adan ayaa Xarunta Hay’adda SoDMA...

Biyo xireenka Sabuun oo dib dayactir lagu sameyey

0
Dowadda Soomaaliya oo dib u dayactir ku sameysay biyo xireenka Sabuun ee deegaanada Hirshabeelle si ay uga faa’idaystaan dadka beeraleyda ah ee halkaasi ku...

Wasiirka warfaafinta oo soo xiray tababar ku saabsan ka hortaga wararka been abuurka ah

0
Wasiirka warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa soo xiray tababar laba maalmood socday oo ku saabsanaa...

Taliyaha ciidanka Booliska oo kormeeray iskuulka agoonta Booliska

0
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Guuto Sulub Axmad Firin ayaan maanta kormeer ku tegay dugsiga barbaarinta carruurta agoonta ciidanka booliska Soomaaliyeed oo Imtixaanka shahaadiga ah...

Wasiirka gaashaandhigga oo la kulmay James Swan

0
Wasiirka wasaaradda gaashandhigga Soomaaliya mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo ku-simaha Ergeyga gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, ahna Madaxa...

Warbixinta Toddobaadlaha ee dowladda Federaalka Soomaaliya

0
1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo jaaliyadda Soomaalida ee dalka Norway kula hadlayey magaalada Oslo ayaa ka warbixiyay xaaladaha siyaasadda, dagaalka Khawaarijta, arrimaha dastuurka...

Guddoomiyaha golaha shacabka oo sheegay in dowladdu ay ka go’antahay kor u qaadista tacliinta

0
Kusimaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane, Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa sheegay in ay dowladdu ka go’an tahay sare...

Taliyaha NISA oo gaaray degmada Maxaas

0
Taliyaha hay’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee (NISA) Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) oo aay wehliyaan Xildhibaanno iyo siyaasiin ayaa gaaray degmada Maxaas ee gobolka...