Wararka Gudaha

Luzern(SONNA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey kulan muhiim ah oo...

0
Luzern:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey kulan muhiim ah oo ku saabsan arrimaha nabadda, amniga caalamiga ah iyo ganacsiga. Kulankan...

Taliyaha Ciidanka Booliiska oo Rwanda uga qayb galay qalin jabinta Saraakiil ka tirsan Ciidanka...

0
Kigali:-Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Guuto Sulub Axmed Firin ayaa dalka Rwanda uga qeybgalay Xaflad ay ku qalinjabinayeen Saraakiil ka tirsan booliska Soomaaliyed. Saraakiishaan ayaa bartay...

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo daahfurtay qorsho loogu talalagalay in lagu dhaqmo 5-sano

0
Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya Mudane Ahmed Sayid Mohamed ayaa daah furay qorsho istiraatiiji ah oo loogu talagalay in hey’addu ay...

Dowladda Soomaaliya oo ku howlan qorshe lagu dhisayo garoon diyaaradeed oo cusub

0
Maareeyaha Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliya Axmed Macalin Xasan ayaa shaaca ka qaaday in ay socdaan qorshe Magaalada Muqdisho loogu dhisayo garoon cusub oo qabilsan...

Duqeymaha Rafax oo kordhaya Iyo rajo la’aanta heshiiskii xabbad-joojinta ee Gaza

0
Ciidanka Israel oo ku hubeysan diyaaradaha qumaatiga u kaca ,kuwa aan duuliyaha laheyn iyo diyaaradaha dagaalka ayaa weerar ku qaadat Rafah, iyadoo dagaalyahanada Falastiiniyiinta...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo magacaabay Talisyo cusub oo lagu kordhiyay Ciidanka Xoogga

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa iyada oo laga duulayo dib u habeynta iyo dardargalinta awoodda Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo...

Wasiirka Awqaafta XFS oo kormeeray hannaanka loo daabulayo xujeysa Soomaaliyeed ee ku socda Mina

0
Wasiirka owqaafta iyo Arrimaha Diinta XFS Mukhtaar Roobow Cali ayaa shalay  kormeeray adeegyada gawaarida ee loo diyaariyey in Maalmaha Xajka lagu daabulo xujeyda Soomaaliyeed...

Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka oo kulan fogaan araga la qaatay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay...

0
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada H.E Fardowsa Osman Egal oo uu wehlinayey Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Mudane Bashir Moallim Ali Hassan ayaa kullan...

Xubno ka tirsanaa Khawaarijta oo isu soo dhiibay Ciidanka Xoogga

0
Baay:- Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan qeybta 60-aad ee ku sugan deegaanka Goof-gaduud ee gobolka Baay ayaa maanta waxaa isku soo dhiibay Cali...

Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasada gobolka Banaadir oo soo xiray Imtixaanka shahaadiga ah ee...

0
Inka badan 35,307 Arday oo dhiganeysay fasalka 8-aad ee dugsiyada dhexe ayaa si rasmi ah ugu soo xirmay Imtixaanka shahaadiga ah ee dalka,kuwaas oo...