Wararka Gudaha

Wasiir Wasaaradda Amniga XFS General Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag) iyo Safiirka Dowladda Koonfurta Kuuriya...

0
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha XFS, Jeneraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa Maanta Xarunta Wasaaradda kulan kula yeeshay Safiirka Koonfurta Kuuriya ee Soomaaliya, Mudane...

Baarlamaanka Turkiga oo meel marinaya in howlgalka Milatari ee Soomaaliya lagu kordhiyo labo Sano

0
Go’aanka Madaxweynaha Dalka Turkiye mudane Recep Tayyip Erdogan si loo kordhiyo howlgalkii Ciidamada Difaaca Turkiga ee Soomaaliya muddo laba Sano oo dheeri ah iyadoo...

Taliyaha Ciidanka Badda oo shir caalami ah uga qaybgalay Marocco

0
Taliyaha Ciidanka Badda iyo Difaaca Xeebaha Soomaaliya Jeneraal Cabdiwahaab Cabdullaahi Cumar ayaa magaalada Rabat ee Dalka Marocco kaga qayb galay Shirka 4-aad ee Ciidamada...

Guddigga doorashooyinka oo Dhuusamareeb kula kulmay ururada siyaasadda

0
Guddoomiyaha Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan ayaa ka warbixiyey abaabulka doorashada isku sidkan ee ka dhici doonta Galmudug, taas oo...

Musharaxa JSP oo socdaal ku maraya degmooyinka Galmudug

0
Waxaa si weyn magaalada Caabudwaaq loogu soo dhaweeyay Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug ee Ururka JSP, Mudane Liibaan Axmed Xasan iyo wafdi uu hoggaaminayay oo safar...

Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS oo kulan la yeeshay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda...

0
Wasiir ku-xigeenka Arrimaha Dibadda ee Turkiga, Musa Kulaklıkaya, ayaa kulan la yeeshay Wasiiru-Dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya, Cali Cumar.   Sida ay sheegtay...

Dab ka kacay Suuqa Bakaaraha oo damintiisa lagu guuleystay

0
Waaxda Gurmadka Deg Degga ah ee Maamulka Gobolka Banaadir ayaa goordhow ku guuleysatay daminta Dabkii Saakay ka kacay Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho. Madax katirsan...

Wasaaradda Gaashaandhigga oo xaqiijisay dilka Macallin Jinoow

0
Waxaa la xaqiijiyay Dilka Macallin Jinoow, kaas oo Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, uu ku tilmaamay Hoggaamiyaha Sagaalaad ee ugu sarreeya Kooxda Argagixisada...

Sida ay arrinta Falastiin u midayso Muslimiinta oo taageeraya Spain Ciyaarta kama dambaysta ah...

0
Ka dib guushii xiisaha badnayd ee Spain ay waqtiga dheeriga ah ku gaartay 1-0 kana gaartay Argentina finalkii Koobka Adduunka ee FIFA 2026, waxaa...

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Booqasho ku tagay Xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Qaahira

0
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali, ayaa booqday Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee...