Madaxweyne Xasan Sheekh oo warqadah aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirka cusub ee dowladda Maraykanka
-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Dowladda Maraykanku u soo magacowday Soomaaliya Mudane...
Qabyo Ninkeedaa Dhameystira’ (WARBIXIN) Qeybta 1-aad
Kadib markii dib loo soo doortay Madaxweynaha haatan majaraha Dalka Soomaaliya haya Dr: Xasan Shikh Maxamuud oo lagu soo doortay Teendhada Afisyoone ee Magaalada...
Ra”iisul wasaaraha XFS oo si Rasmi ah u daahfuray Imtixaanka Dugsiyadda Sare
Ra”iisul wasaaraha xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray imtixaanka dugsiyadda Sare ee Fasalka 12Aad oo saaka...
BEERASHADA CUDBIGA IYO BARIISKA AYAA DOOR WACAN KA QAADAN KARA DALKA
Dalka Soomaaliyeed waa dal hodon ku ah kheyraad badan uu Alle ku maneystay waa dal ku wanaagsan hirgalinta mashaariicyo horumarineed sidaTacbashada beeraha oo muhiim...
DHOWRISTA WADDOOYINKA ISKU XIRA GOBOLLADA DALKA WAA MUHIIM
Waddada waa marinka keliya ee isku xira xaafaddo, magaalooyinka iyo marino muhiim ah oo layskaga kala goosha, taasoo dad iyo duunyaba lagama maarmaan u...
BARAHA BULSHADA SIDAAN HA LOO DHAAMO
Cilmiga iyo teknoloji waxaa loogu talagalay in horumarka aadanaha looga faa’ideysto laguna gaaro meelo aan hore loo gaarin ee ma aha in uu horseedo...
10-QODOB OO SHARCI AH KUNA SAABSAN SIDA LOO WERIYO WARARKA ARGAGIXISADA LA XIRIIRA
Hadafka Ururrada Argaxisada ayaa ah in ay abuuraan (Environment) bey’o ama xaalad cabsi ah, arggagixin, baqdin gelin ka weecisa qof ama bulsho in ay...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo warqadah aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirka cusub ee dowladda Maraykanka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Dowladda Maraykanku u soo magacowday Soomaaliya Mudane...
Imtaxaanka fasalka 12-aad ee dugsiyada sare oo lagu waddo in u ka furmo Laascaanood
Magaalada Laascaanood ayaa maalinta barri ah waxaa ka furmidoona Imtaxaanka Shahaadiga ah ee fasalka 12-aad ee dugsiga sare.
Diyaarad ay la socdeen Saraakiil ka socotay...
Dowladda Soomaaliya oo Ka Hadashay Xubno ka Tirsan BFS oo Sheegay in lagu Dhibaateeyay...
Dowladda Federaalka ee Soomaaliya waxay ka xun tahay in laba ka mid ah xubnaha Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ay soo wajahdey xaalad ay sheegeen in...










