Maxkamadda gobolka Banaadir oo xukun ku ridday dhallinyaro caan ka ah baraha bulshada
Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta xukun kasoo saartay dacwad loo heystay dhallinyaro caan ka ah baraha bulshada, gaar ahaan TikTok, kuwaas oo ku eedeysanaa...
Dowladaha Carabta oo si adag u cambaareeyey weerarkii khawaarijta ee xeebta Liido
Dowladaha Sacuudi Carabiya, Qatar, Baxreyn, Kuwait, Masar iyo Jordan ayaa si ayaa si kulul u cambaareeyay Weerarkii khawaarijta ay ku qaaday Xeebta liido ee...
R/wasaare Xamsa“Waa in lagula xisaabtamaa Saraakiishii shaqada ku laheyd” (WARBIXIN)
Dowladda Federaalka ayaa sheegtay in goobta uu isku qarxiyey naftii Halige isku soo xiray walxaha qarxaha, kaas oo sababay dhimashada 32 qof oo Shacab...
Xafiiska QM ee Soomaaliya oo cambaareeyey qaraxii Khawaarijtu ka geysteen xeebta liido
Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareeyey weerarkii bahalnimo ee kooxda khawaarijtu ka geysatay Xeebta Liido ee magaalada Muqdisho, kaas oo...
Wasiirka Waxbarashada oo Guddoomiyay shir gaar ah oo yeesheen guddiga gurmad qaran
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada XFS Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa xalay Guddoomiyay shir ay yeesheen guddiga gurmad qaran, kaas oo ka dhacay Xarunta dhexe ee Hay’adda...
Madaxda Qaranka oo ku baaqay in loo midoobo dagaalka Khawaarijta arxanka daran
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay inaysan Khawaaarijtu kala jecleyn shacab iyo dowlad, isagoo ku baaqay in loo midoobo, garabna...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo sheegay in la qaadday tallaabooyin adag oo lagula xisaabtamayo saraakiishii...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo sheegay in la qaadday tallaabooyin adag oo lagula xisaabtamayo saraakiishii shaqada ku lahayd goobaha la weeraray.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka...
Ciidanka Xoogga dalka oo si hagar la’aan ah dhiigga ugu shubay shacabkii lagu beegsaday...
Ciidanka geesiyaasha Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maanta safaf u galay si ay uga qeyb qaataan gurmadka dadka shacabka ah ee xalay Argagixisadu ay ku...
Mas’uuliyiin kala duwan oo si adag ugu hadlay weerarkii bahalnimo ee Khawaarijtu ka gaysteen...
Guddoomiyihii hore ee Golaha shacabka ee BJFS Maxamed Mursal oo si adag uga hadlay weerarkii xalay Khawaarijtu ku beegsatay shacabkii ku sugnaa xeebta Liido...
Ra”iisulwasaare Xigeenka Dalka: Xukuummaddu waxay laba jibaari doontaa gurmadka Shacabka
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta Guddoomiyay kulan looga hadlaayay sidii gurmad deg deg ah loogu fidin lahaa shacabkii...










