Ra’iisulwasaare Xamse: Falkii bahalnimo ee ka dhacay xeebta Liido waxa uu muujinayaa hadafka cadawga...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ku tilmaamay falkii bahalnimo ee kooxaha Khawaarijta ah ku xasuuqeen xalay shacab Soomaaliyeed...
MUSAAFURKII LA MARTI SOORAY
beri baa nin safar ah usoo hoyday reer meel Miyi ah deggan. Reerkii ayaa sidii dhaqanka wanaagsan ee suuban ee soomaalidii hore ahaa, u...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan Deg Deg ah la qaatay Laammaha Amniga
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Guddoomiyey kulan deg deg ah oo ay isugu yimaadeen laammaha Amniga dalka, kaasi oo hay’adaha...
Dad shacab ah oo ku geeriyooday Miino kooxda Khawaarijtu dhigtay jidka u dhexeeya Jowhar...
kooxda khawaarijta ee arxanka darran ayaa saaka qarax miino nooca dhulka la geliyo ah u dhigtay Dad Shacab ah oo ku safrayey Wadadda u...
MUHIIMADDA GANACSIGA BEERAHA
Beeruhu waa nidaam hal-abuur ah oo aynu ku beeran karno dalagyo wanaagsa, waxaana jira nuucyo badan oo beeraha oo aynu ku abuuran karno dalagyo...
Culimada Soomaaliyeed” Khawaarijtu waa qoom Alle fidneeyay, shacabka waxaan ugu baaqeynaa in ay iska...
Culumada Soomaaliyeed ayaa si weyn u cambaareysay weerarkii xalay kooxda Khawaarijta arxanka daran ay ku qaadeen Maqaayadda Peach View oo ku taal xeebta Liido,...
Wasiirka Caafimaadka XFS oo booqday Shacabkii ku dhaawacmay Qaraxii Liido
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cali Xaaji Aadam ayaa Isbitaalada Erdogen iyo Madiina ku booqday Muwaadiniintii Soomaaliyeed ee ku...
MAXAYNU DUNIDA U DHOOFIN KARNAA
Intii aanay gumeystayaasha faranjigu qabsan oo kala qaybsan, soohdin beenaadyada iyo seerayaashana ku kala qoqoban
Soomaalidii hore ayagoon lacagna aqoon, dowlad iyo talis wax u...
ISKU DHEELITIRKA GANACSIGA
Soomaaliya waa dal Qani ku ah Kheyraad badan balse la dayacay goor hore, Nimcadda ALLAH SWT dalkani ku maneystay lama soo koobi karro laakiin...
XIISADDA BADDA DHEXDHEXAAD LAGAMA NOQON KARO
Isxulufeysiga ka jira adduunka maanta waa wax iska caadi ah, dunidana raalli ka tahay haddii dal dal ka awood roon uu ku soo duulo,...










