Guddiga haweenka ee BJFS oo kormeeray qaar kamdi ah wasaaradaha dowlad Goboleedka Jubbaland
Kismaayo:-Guddiga haweenka BJFS oo howlaha shaqa u jooga Magaalada kismaayo ayaa kormeer ku sameeyay Wasaaradaha Waxbarashada, Haweenka, Caddaaaladda iyo xarumaha ururada Haweenka dowlad goboleedka...
Wasiir Cabdulqaadir Maxamed Nuur” Waxaa jira dad xannuusanaya marka ay arkaan guulaha ay gaareyso...
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa sheegay in ay jiraan dad xannuunsanaya marka ay arkaan guulaha ay gaareyso Dowladda Federaalka, isagoo...
Ciidamada Xoogga dalka oo burburiyay goobo ay gabaad ka dhiganayeen Khawaarijta
Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa dib u xoreynta deegaanka ayaa maanta weerar ku qaaday goobo ay gabaad ka dhiganayeen maleeshiyaad Khawaarijta ah, weerarkaas ayaa...
Ololaha Hooyo u Hiili qaranka oo maanta Muqdisho lagu qabtay
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS ahna guddoomiyaha guddiga qabanqaabada maalmaha xoriyadda ee 26-ka Juunyo iyo 1-da Luulyo mudane xildhibaan Hon...
Ra”iisul wasaare Xamse oo dhagax dhigay Dhismeyaal Dowladdeed
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax dhigay dhismooyin cusub oo ay yeelan doonaan Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo furay Imtixaanka Dugsiyada Sare ee Dalka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa furay Imtixaanka Dugsiyada Sare ee 2023-2024 oo sanadkan ay ka qeyb galayaan in...
Ceeldheer oo 33 Sanno ka dib maanta ka mid noqotay goobaha lagu gelayo Imtixaanka...
Ceeldheer:-Degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud ayaa maanta markii ugu horeysay looga fariistay Imtixaanka shahaadiga ah ee dowladda Federaalka Soomaaliya, tan iyo markii laga xorreeyey...
‘Qabyo Ninkeedaa Dhameystira’ (WARBIXIN) Qeybta 1-aad
Kadib markii dib loo soo doortay Madaxweynaha haatan majaraha Dalka Soomaaliya haya Dr: Xasan Shikh Maxamuud oo lagu soo doortay Teendhada Afisyoone ee Magaalada...
Ra”iisul wasaaraha XFS oo si Rasmi ah u daahfuray Imtixaanka Dugsiyadda Sare
Ra”iisul wasaaraha xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray imtixaanka dugsiyadda Sare ee Fasalka 12Aad oo saaka...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo warqadah aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirka cusub ee dowladda Maraykanka
-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Dowladda Maraykanku u soo magacowday Soomaaliya Mudane...










