๐๐โ๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐ ๐๐๐ฆ๐ฌ๐ ๐จ๐จ ๐ค๐จ๐ซ๐ฆ๐๐๐ซ ๐ฌ๐ก๐๐ช๐จ ๐ค๐ฎ ๐ญ๐๐ ๐๐ฒ ๐๐๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐ ๐๐ข๐ฒ๐๐๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐๐ซ๐๐ข๐ฑ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐๐ฑ-๐ช๐๐๐๐๐ค๐ ๐๐ฎ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐๐๐๐ ๐๐๐ง๐๐๐ซ๐๐ง...
Muqdisho(Wargeyska Dalka);-Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeer shaqo ku tagay Xarunta Diyaarinta Warbixinta Wax-qabadka Xukuumadda DanQaran 2022โ2026, taasi...
Wasiirka Gaashaandhigga oo Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Boqortooyada Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Boqortooyada Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya, Danjire Charles King.
Kulanka ayaa looga...
Hoggaamiye Aadan Madoobe oo guddoomiyey Shirka Amniga ee Deegaannada Koonfur Galbeed Soomaaliya
Baydhabo (Wargeyska Dalka):-Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa guddoomiyey Shirka Amniga Dowladda Koonfur Galbeed, kaas oo diiradda lagu saaray...
Daahfurka Hawlaha Hindisaha Istiraatiijiga ah ee Isbahaysiga Milatari ee Islaamiga ah ee La-dagaallanka Argagixisada...
Muqdisho, 09 Rabiicul Awal 1448 Hijriya, kuna began 22 Agoosto 2026 (WARGEYSKA DALKA) โ Muqdisho: Waxaa maanta oo Sabti ah magaalada Muqdisho ka furmay...
Waa kuma Cabdullaahi Faadhuud?
Ciidanka Deegaanka Wargaadhi ee Gobolka Shabeellaha Dhexe oo weerar ku qaaday Deegaanno ay ku dhuumaaleystaan Argagaxisada ayaa Horjooge Cabdullaahi Maxamuud Odowaa oo loo garan...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobolka Baay
Baydhabo(Wargeyska Dalka):-Ciidanka Xoogga Dalka ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay Gobolka Baay, kaas oo lagu beegsaday Goobo ay Khawaarijtu u adeegsan jireen gabaad iyo isku-abaabul....
Tababar Heer sSare ah oo la xiriira Baarista Dambiyada oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho
Muqdisho(Wargeyska Dalka):-Tababar Heer Sare ah oo ku saabsan Baarista Dambiyada iyo Goobaha ay ka dhacaan ayaa loo soo xiray Saraakiil iyo Ciidamo ka kala...
Xafiiska Hantidhowrka Guud Soomaaliya iyo Turkiye ( TCA) oo Shir muhiim ah ugu soo...
Muqdisho,(Wargeyska Dalka):- Xafiisyada Hantidhowrka Guud Soomaaliya (XHGS) iyo Tรผrkiye (TCA) ayaa Magaalada Ankara ku soo gabagabeeyay Wejiga Saddexaad ee hirgelinta Heshiiska Iskaashiga Labada Hayโadood,...
๐๐โ๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐๐๐ฌ๐๐๐ซ๐ ๐๐๐ฆ๐ฌ๐ ๐จ๐จ ๐๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐๐ฒ ๐ค๐ฎ๐ฅ๐๐ง๐ค๐ ๐๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐ ๐๐๐ซ๐๐ง ๐๐ ๐๐๐๐ซ๐๐ฒ๐ง๐ญ๐ ๐๐ก๐๐ญ๐๐ซ๐๐ก๐ ๐๐๐ฌ๐ข๐ข๐๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Shir-guddoomiyey kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Qaran ee Maareynta Khataraha Masiibooyinka, kaasi oo...
Daahfurka Mashaariicda uu Isbahaysiga Milatari ee Islaamka ka fulinaayo Magaalada Muqdisho oo bilaabatay
Waxaa si rasmi ah Magaalada Muqdisho uga bilaabatay Munaasabadda daahfurka Mashaariicda uu Isbahaysiga Milatari ee Islaamka ee La-dagaallanka Argagixisada (IMCTC) ka fulinaayo Soomaaliya.
Mashaariicdan waxaa...










