Golaha Wasiirrada Koofur Galbeed oo Ansixiyay Miisaaniyadda maamulkaas
Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada Dowladda Koonfur Galbeed, kaas oo looga hadlay arrimo muhiim...
Soomaaliya oo walaalaha Aljeeriya ugu tacsiyeysay musiibadii ka dhacday dalkeeda
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa tacsi tiiraanyo leh u dirtay Dowladda iyo shacabka walaalaha ah ee Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Aljeeriya, kadib dababkii ka kacay Arbacadii, 26...
Ra’iisal wasaare Xamse oo safar shaqo ugu ambabaxay dalka Qatar
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa booqasho rasmi ah ugu ambabaxay dalka Qatar, kadib casuumaad rasmi ah oo uu...
Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Xoghayaha Guud ee Golaha Qaxootiga Norway
Guddoomiyaha Hayโadda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Xarunta Dhexe ee Hayโadda ku qaabilay Xoghayaha Guud ee Golaha Qaxootiga Norway (NRC),...
Soomaaliya oo daneyneysa kordhinta qoondada Xujeyda Xajka ๐ญ๐ฐ๐ฐ๐ด๐/๐ฎ๐ฌ๐ฎ6
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha islaamka mudane ๐๐ซ. ๐๐๐๐๐ข๐ง๐๐๐๐๐๐๐ฑ๐ฆ๐๐๐๐๐๐๐๐ฅ๐ฅ๐, ayaa si fogaan-arag ah uga qayb galay kulanka diyaar-garowga xilliga Xajka 1448H, oo...
Furitaanka Mashruuca CAPSOM II oo ah mid kaabaya soo celinta qaxootiga oo Nairobi lagu...
Waxaa maanta magaalada Nairobi ee dalka Kenya ka qabsoomay kulan lagu daah-furayay mashruuca CAPSOM II, kaas oo diiradda lagu saaray kor u qaadista tayada...
Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka oo aqbalay Goโaankii Maxkamadda Sare
Muqdisho(Wargeyska Dalka)---WARSAXAAFADEED:-Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka iyo Soohdimaha, isagoo fulinaya awoodihiisa Dastuuriga ah, kuna dhaqmaya Sharciga Doorashooyinka Qaranka, sharciga dhisidda Guddiga iyo sharciga Ururada...
Muqdisho mar dambe ma mudna Sumcad dil dambe (WARBIXIN)
Wargeyska caanka ah ee The Economist ee ka soo baxa cariga Boqortooyada Ingriiska ayaa Warbixin uu ka qoray Magaalada Muqdisho Cinwaan uga dhigay: โMogadishu...
Dowladaha Soomaaliya iyo Shiinaha oo bilaabay Madasha Ganacsiga ee Muqdisho(MAQAAL)
Madashu waxay iskugu keenaysaa Mas'uuliyiinta Dowladda, Maalgashadayaasha Shiinaha iyo Hoggaamiyeyaasha Ganacsiga Soomaaliyeed si ay uga wada hadlaan Fursadaha ka jira qaybaha sida Kaabayaasha, Ganacsiga,...
Ra’iisal Wasaare Ku-xigeenka Dalka oo furay Madasha isku xirka Ganacsiga Dowladaha Soomaaliya iyo Shiinaha
Muqdisho (Wargeyska Dalka): Raโiisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa Maanta si rasmi ah uga furay Magaalada Muqdisho Madasha Isku-xirka...










