Wararka Gudaha

Wafdi hordhac ah oo ka socda DFS oo gaaray Jowhar

0
Wafdi ka socday Dowladda Federaalka Soomaaliya oo isugu jiray  wasiirro iyo xildhibaanno hordhac u ah socdaalka Ra’iisal wasaare Rooble ayaa goordhow gaaray magaalada Jowhar...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo magacabay Guddoomiye ku-xigeenka Gargaarka ee Gobolka Bakool

0
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa magacaabay Gudoomiye ku-xigeenka Gargaarka iyo Samafalka ee Gobolka Bakool. Wareegto ka soo baxday...

Madaxweynaha Puntland oo soo gudbiyay magacyada Guddiga Doorashooyinka Puntland ee heer federaal

0
Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Puntland Mudane Saciid Cabdullaahi Deni ayaa Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya u soo gudbiyay magacaabista xubnaha Guddiga Doorashooyinka Puntland ee heer...

Wasiirka Cadaaladda oo sheegay in baaritaan lagu sameynayo isku dhac ciidan oo ka dhacay...

0
Galabta ayey ahayd markii ciidan ka tirsan Asluubta iyo ciidamo ilaalo u ahaa Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh uu iska hor imaad kooban...

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS oo la kulmay Hoggaanka Ciidamada Midowga Yurub

0
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Xuseen Xaaji oo uu wehliyo Taliye Xigeenka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya  Gen.Cabaas Aamiin ayaa waxay kulan...

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare oo magacabay xubnihii laga sugayey ee Guddiyada Doorashooyinka Kuraasta Somaliland

0
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya  Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  u gudbiyey Magacaabista xubnihii laga sugayay ee...

Wasaaradda Waxbarashada oo soo gabo-gabaysay Imtixaanka Shahaadiga ee Dugsiyada sare

0
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xasan ayaa maanta soo xiray Imtixaanka Shahaadiga ah ee...

Wasiirka Arrimaha dibedda Soomaliya oo ka hadlay Xiriirka dawladdaha Soomaliya,kenya iyo jabuuti

0
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo iskaashiga Caalamiga Xukuumadda Federaalka Soomaliya, Mudane Muhammad Abdirizak, oo waraysi gaar ah la yeeshay telefishanka qaranku ayuu wasiirku kaga hadlay...

Wasiir ku xigeenka cafimaadka Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray magaalada Qardho

0
Wafdigan oo uu horkacayay Wasiir kuxigeenka Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, sidookalena ay qayb ka yihiin Mas’uuliyiin ka socota Wasaaradda Caafimaadka Galmudug iyo Puntland, ayaa...

Danjiraha Soomaaliya u fadhin doona Addis ababa oo Warqadihiisa aqoosiga u gudbiyey Madaxweynaha...

0
Madaxweynaha Dawladda Etoobiya Sahle-Work Zewde ayaa warqadahiisa aqoonsiga si rasmi ah uga guddoontay danjiraha cusub ee Dawladda Soomaaliya u fadhin doona dalkaasi Itoobiya Danjire...