MADAXWEYNE FARMAAJO OO SHACABKA SOOMAALIYEED UGU HAMBALYEEYAY MUNAASABADDA MAALINTA CALANKA
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb galay munaasabadda salaanta calanka si loo weyneeyo Maalinta asaaska Calanka ee 12-ka Oktoobar,...
Madaxda Maamul Goboleedyadda Dalka oo Ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay Maalinta Calanka
Madaxda Maamul Goboleedyadda Dalka ayaa ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeyay 67-sanno guurada ka soo wareegtay maalintii la sameeyey calankeenna oo ahayd 12, Oktoobar 1954-tii.
Madaxweyneyaasha iyo...
Guddiga Doorashada Galmudug oo kulan laqaatay haweenka murashixiinta Baarlamaanka Galmudug
Guddiga Doorashada Galmudug oo uu hogaaminayo Gudoomiye Mohamed Dahir Guled iyo Guddiga FEIT oo uu metelayey Cabdicasiis Cabdirahman ayaa la kulmay haweenka iyo qaar...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo ummadda Somaaliyeed ugu hambalyeeyey maalinta Calanka Soomaaliyeed
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Ummadda Somaaliyeed ugu hambalyeeyey maalinta calankeenna ee 12ka October oo ku beegan maanta oo...
Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari oo arday kala qeyb galay munaasabadda xuska maalinta Calanka...
Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari G/Sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa manta Ardada Iskoolka Public sacondary kala qeybgalay Xuska munaasabadda Maalinta Calanka Soomaaliyeed ee 12-ka...
Maalinta Calanka Soomaaliyeed 12-ka Oktoobar (warbixin)
Maanta oo ah 12-ka Oktoobar waxay ku beeggan tahay sannad guuraddii 67-aad ee ka soo wareegtay maalintii ugu horaysay ee la isku raacay soo...
Maalinta Calanka Soomaaliyeed 12-ka Oktoobar(warbixin)
Maanta oo ah 12-ka Oktoobar waxay ku beeggan tahay sannad guuraddii 67-aad ee ka soo wareegtay maalintii ugu horaysay ee la isku raacay soo...
Shirka Wadatashiga Siyaasadda Qaran ee Qurba joogta oo lagu qabtay Jowhar
Shirka Wadatashiga Siyaasadda Qaran ee Qurba joogta Hirshabeelle ayaa maanta ka furmay magaalada Jowhar ee Caasimada Dowlad Gobaleedka Hirshabeelle
Kulanka ayaa waxaa ka qeyb galay...
Xubno ka Socda Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal oo gaaray Magaalada Boosaaso
Xubno ka mida Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (GHDHF) ayaa maanta gaadhay Xarunta Gobolka Bari ee Boosaaso.
Xubnaha Guddiga Waxa garoonka Diyaaradaha kusoo dhaweeyay Guddiga...
Duqa Muqdisho oo xarigga ka jaray Xarunta Taliska Ciidanka Ilaalinta Deegaanka
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xariga ka jaray Xarunta Taliska Ciidanka Ilaalinta Deegaanka Xamar iyo...










