Madaxweyne Farmaajo oo ku Baaqay in Gurmad deg deg ah loo Fidiyo dadka ay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo shacabka Soomaaliyeed u diray farriin ku aaddan abaaraha ba’an ee ku dhuftay dalka ayaa ku...
Madaxweyne Farmaajo oo ugu Deeqay Mushaarkiisa Gurmadka Abaaraha Dalka
Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka damqanaya xaaladda dadka Soomaaliyeed ee abaaruhu ay saameeyeen, dhiirri gelinayana in la garab istaago Walaalaha tabaalaysan ee waxyeelladu...
Maamulka caafimaadka Galmudug oo daawo gaarsiiyay deegaanka Caada-kibir
Maamulka wasaaradda caafimaadka Galmudug ayaa maanta MCH-ka deegaanka Cada-kibir ee gobolka Galgaduud gaarsiiyey deeq dawo ah oo loogu talagalay in wax looga qabto baahiyaha...
Koonfur Galbeed oo shaacisay doorashada Saddex ka mid ah Golaha Shacabka
Guddiga maamulka Doorashada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa shaaciyay qabashada Saddex kursi oo kamid ah kuraasta Gollaha Shacabka ee degaan doorashada Maamulkaasi.
Guddiga doorashooyinka Heer...
Soomaaliya iyo dalal kale oo xusay maalinta ciribtirka xadgudubyada ku dhaca haweenka
Xaflado ay horkacayaan Qaramada Midoobay ayaa maalinimadii shalay oo ku beegneyd 25-ka November ka kala dhacay guud ahaan dalalka caalamka,gaar ahaan gudaha Dalka Soomaaliya.
Maalintaan...
Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka oo ku baaqay in musharaxiinta ay toos ugu soo gudbiyaan...
Guddiga Xallinta Khilaafaadka ayaa ugu baaqay musharaxiinta Barlamaanka in wixii tabasha ah ee ay qabaan u soo gubiyaan Guddiga iyadoo guddigu ka jawaabay eedayn...
Horumarinta adeegyada Caafimaadka oo laga shiray
Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada ayaa kulan layeelatay Dowladaha Deeq bixiyayaasha Caafimaadka, shirka ayaa looga wada hadlay qorshaha Wasaaradda Caafimaadka ee sandka 2022 iyadoo...
Guddoomiyaha Gobalka Banaadir oo daahfuray tartan kubadda Cagta ah
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta si rasmi ah u furay tartanka kubada cagta degmooyinka...
Wasiirka cusub ee Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga oo Xilka la wareegay
-Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Xiriirka Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdisaciid Muuse Cali iyo Wasiir Ku-xigeenka Cusub ee Wasaaradda...
Agaasimaha KMG ah ee Hay’adda NISA oo ku Guulaystay tartanka kursiga HOP067
Waxaa goordhowed Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug lagu soo gaba gabeeyay doorashada kursiga HOPO67, kaas oo ay ku tartameen laba musharrax.
Kursigaan oo maalmihii la...










