Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka oo Go’aan kasoo saaray deegaan doorashada 2aad ee Jubbaland.
Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ayaa Go’aan kasoo saaray Deegaan doorashada Labaad ee Dowlad goboleedka Jubbaland.
Halkaan hoose ka Akhriso Go’aanka Guddiga.
Munaasabadda dhaarinta xildhibaannada cusub oo ka socota teendhada Afisyoone
Munaasabadda dhaarinta Xildhibaannada barlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa haatan si toos ah ugu soconaysa hoolka teendhada Afisyoone ee magaalada Muqdisho.
Tiro badan oo...
Qaramada midoobay” 350,000 oo carruur Soomaaliyeed ah ayaa qarka u saaran macaluul”
Xafiiska xiriirka bini’aadan-nimada Qaramada Midoobay ee OCHA ayaa ka digay in 350,000 caruur ah oo ku nool Soomaaliya ay halis ugu jiraan inay u...
Heshiis laga gaaray saddexdii kursi ee laga laalay Koofur galbeed
Guddiga doorashooyinka heer federaal ayaa xalay fasaxay kuraasta kala ah HOP204 iyo HOP103 oo laga soo doortay degaannada Koonfur Galbeed.
Guddiga ayaa sidoo kale sheegay...
Diyaargarowga dhaarinta xildhibaannada cusub oo ka socota teendhada Afisyoone
Waxaa saaka xiran waddooyinka gala akademiyada tababarka Ciidanka Booliska ee Generaal Kaahiye iyo agagaarka xerada Afisyoone, halkaas oo lagu wado inay maanta ka dhacdo...
Wasiirka Gaadiidka oo gudomiyay shir ay yeesheen Hey’adaha Duulista Rayidka ah ee Soomaaliya iyo...
Wasiirka Gaadiidka iyo Dulista Hawadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Duraan Axmed Faarax ayaa Maanta shir gudoomiyay Shir ay Muqdisho ku yeesheen Maareeyayaasha Hay’adaha Duulista...
Wasiir ku-Xigeenka Wasaaradda Waxbarashadda XFS oo daah furtay kormeerka Taya-dhowrka Waxbarashadda dalka
Wasiir ku-Xigeenka Wasaaradda Waxbarashadda, Hiddaha iyo Tacliinta Sare XFS, Marwo Nuuriya Aadan Ciise ayaa Magaalada Muqdishu ka daah furtay kormeerka Taya-dhowrka Waxbarashadda dalka kaasi...
Xubin katirsan Argagixisad Al-Shabaab oo isku soo dhiibay Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed
Taliska Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan qeybta 60aad ayaa Maanta Magaalada Baydhabo ee Xarunta kumeel gaarka ah ee Maamulka Koonfur Galbeed kusoo bandhigeen...
Wafdi ka socda Guddiga FEIT oo gaaray Magaalada Baydhabo
Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Guddiga FEIT Muuse Geelle ayaa gaaray Magaalada Baydhabo ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed. Waxaana halkaas ku soo dhaweeyey Masuuliyiinta Madaxtooyada...
Shir ku saabsan Xoojinta amniga Gaalkacyo oo halkaasi ka dhacay
Shir looga arinsanayay xoojinta iskaashiga amniga iyo la dagaallanka argagixisada oo ay ka qeyb galeen masuuliyiin ka tirsan dowlad gobaleedyada puntland iyo Galmudug ayaa...










