Madaxweyne Farmaajo oo Waraaqaha Aqoonsiga Ka guddoomay danjireyaasha Dalalka Tansaaniya Iyo Angoola.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa munaasabad ku qabsoontay Madaxtooyada Qaranka waxa uu kaga guddoomay Waraaqaha Aqoonsiga danjirenimo safiirrada dalalka, Tansaaniya...
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo ka qeybgalay kulan fogaan arag ah oo ku saabsanaa mustaqbalka...
Wasiirka wasaaradda Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Senator Xasan Xuseen Xaaji, ayaa maanta ka qeybgalay kulan fogaan arag ee AU PSC, oo ku saabsanaa...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo la kulmay Guddiyada Doorashooyinka ee Heer Federaal, Heer Dowlad-goboleed iyo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo la kulmay Guddiyada Doorashooyinka ee Heer Federaal, Heer Dowlad-goboleed iyo Xallinta Khilaafaadka ayaa sharraxaad...
Xarunta Wasaaradda Maaliyadda Dowlad Gobaleedka Puntland oo laga bilaabay qaadashada Tallaalka COVID-19.
Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo ka duulaysa ka hortaga Khatarta caabuqa saf marka ah ee COVID-19 ayaa dhawaan ka soo saartay digniino ku aaddan qaadshada...
Xarunta Wasaaradda Maaliyadda Dowlad Gobaleedka Puntland oo laga bilaabay qaadashada Tallaalka COVID-19.
Wasaaradda Maaliyadda Puntland oo ka duulaysa ka hortaga Khatarta caabuqa saf marka ah ee COVID-19 ayaa dhawaan ka soo saartay digniino ku aaddan qaadshada...
Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo guddoomiyay shir looga hadlayay amniga deganada Galmudug
Ku simaha madaxweynaha Ahna Madaxweyne ku xigeenka Dowlada Galmudug Mudane Ali Dahir Ciid ayaa Shir Guddomiyay Shirki Amniga Galmudug oo ka dhacay Xarunta madaxtooyada...
Wasaaradda Caafimaadka dowalad Goboleedka KGS oo Baydhabo Ka Furtey Shir Socon doono Mudo Labo...
Shirkan ayaa Loo Qabtey iskuduwayaasha Wasaaradda ee Gobolada iyo Degmooyinka KGS Waxaana Ka qeybgaley Wasiir Kuxigeenka Wasaaradda Caafimaad ka KGS Madaxda Hay’ada ACF oo...
Saraakiil ka tirsan ciidamada Xoogga Dalka soomaaliya oo tababar loogu soo xiray Turkiga
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Xasan Xuseen Xaaji ayaa dalka Turkiga kaga qeyb galay Munaasabad Tababar loogu Soo Xerayay saraakiil ka qalin Jabisay Akadeemiyadda Ciidanka...
Horjoogihii Alshabaab u qaabilsanaa dhanka Caafimaadka Gobolka Galgaduud oo isku soo dhiibay Ciidamada Dowlada
Horjooge Cali Ibraahim Maxamed “Qaleyste”oo Alshabaab ka tirsanaa mudo ka badan 14-sano ayaa isku soo dhiibay Taliska Ururka 5-aad ee Ciidanka Kumaandooska GorGor.
Horjooge qaleeste...
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee XFS ayaa dhammaan Hay’adaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ku...
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo ka duulaysa saameynta caabuqa cudurka faafa ee Covid’19 oo hirkiisii sedexaad uu ku faafaayo gudaha Soomaaliya iyo talooyinka...










