Wararka Gudaha

Wasiirka Awqaafta XFS oo boqday Qunsuliyadda Soomaaliya ee Jiddah

0
Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta XFS Mudane Cumar Cali Rooble ayaa booqday Xarunta Qunsuliyadda Soomaalliya ee magaalada Jiddah,halkaas oo uu kula kulmay maamulka xaruntaasi. Wasiirka...

Aljazeera oo ICC u gudbineysa dacwad la xiriirta dilka weriye Shireen Abu Akleh

0
Shabakadda Warbaahinta Aljazeera ayaa qabanqaabisay koox dhanka sharciga ah,si ay dacwad ku saabsan dilka wariye Shireen Abu Akleh ugu gudbiyaan maxkamada dambiyada caalamiga ah...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb galay xaflad abbaalmarin ah oo loo sameeyay guddiyadii...

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu abaal marinayay guddiyadii iyo howlwadeennadii kala duwanaa ee u istaagay...

Madaxweyne Xasan Shiikh oo uga Mahadceliyey dowladda Imaaraadka garab istaagga Umadda Somaaliyeed ee Gurmadka...

0
Maxamuud ayaa Madaxtooyada dalka kula kulmay Danjiraha Dowladda Imaaraadka Carabta ee Soomaaliya Mudane Maxamed Axmed Al Cusmaan. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dowladda Imaaraadka Carabta...

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo kulan Isbarasho ah u qabatay Xubnaha Guddiga Golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka...

0
Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ayaa maanta kulan Isbarasho ah u qabatay Xubnaha Guddiga Golaha Mihnadlayaasha Caafimaadka Qaranka (National Health Professional Council-NHPC); Kulanka oo...

Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare oo la kulmay safiirka Turkiga ee Soomaaliya

0
Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa Xafiiskiisa Aqalka Sare ku qaabilay Safiirka Dowladda Turkiga u qaabilsan Soomaaliya Mudane Mehmet Yilmaz. Kulanka ayaa...

Mid ka mid ah Maleeshiyada Alshabaab oo isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga dalka

0
Maxamed Cusmaan Aadan oo ka tirsanaa argagixisada Alshabaab, ayaa Isku Soo Dhiibey Taliska Qeybta 60aad ee Ciidanka Xoogga Dalka, Maxamed ayaa lasoo goostay Qori AK47 ah,...

Maraykanka oo Muqdisho keenay tallaalka COVID-19

0
Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa sheegtay inay magaalada Muqdisho geysay 286,650 tallaalka Pfizer ee loogu talo galay xanuunka COVID-19. Tallaalkan ayaa qayb ka ah ballanqaad...

Golaha Wasiiradda oo ansixiyay Magacaabista Taliyaha Hay’adda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka

0
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa ayaa ansixiyay Magacaabista Taliyaha Hay’adda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka oo loo magacaabay...

Raíisul Wasaare Rooble oo kulan la qaatay Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Yurub u...

0
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Yurub u qaabilsan Geeska Afrika Marwo...