Wararka Gudaha

Madaxda Qaranka oo Masjidka isbaheysiga salaadda Janaasada kula tukaday marxuum Cabdullaahi Maxamed Shirwac

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,Ra’iisul Wasaaraha XFS, Guddoomiyaha Aqalka Sare, Mas’uuliyiin iyo dadweyne ayaa masjidka Isbahaysiga salaadda Janaasada kula tukaday Marxuum Cabdullaahi Maxamed Shirwac oo...

Dad cudurka shuban biyoodka ugu geeriyooday gobolka Shabeellaha dhexe

0
Waxaa laga deyrinayaa xaaladda bini-adanimo dad ku nool Tuulooyin hoostag degmada Mahadaay ee gobolka Shabeellaha dhexe, halkaas oo uu ka dilaacay xanuunka shuban biyoodka. In...

Madaxda Qaranka oo ka tacsiyeeyay geerida Marxuum Cabdullaahi Maxamed Shirwac

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Federaalkan Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa si wadajir ah tacsi tiiranyo leh...

Agaasimaha cusub ee Madaxtooyada Qaranka oo xilka la wareegay

0
Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Qaranka Mudane Xuseen Sheekh Maxamuud iyo Ku-xigeenkiisa Mudane Maxamed Amiin Sheekh Cusmaan oo dhawaan Madaxweynaha Jamhuuriyaddu u magacaabay xilkaas ayaa...

Agaasimaha cusub ee Madaxtooyada Qaranka oo xilka la wareegay

0
Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Qaranka Mudane Xuseen Sheekh Maxamuud iyo Ku-xigeenkiisa Mudane Maxamed Amiin Sheekh Cusmaan oo dhawaan Madaxweynaha Jamhuuriyaddu u magacaabay xilkaas ayaa...

Guddoomiyaha G/Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Safiirka Qadar ee Soomaaliya

0
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaakulan la qaatay Safiirka dowladda Qatar u fadhiya dalkeenna Amb. Hassan bin Hamza Hashem. Danjiraha...

Ergayga Arimaha Bini’aadamtinimada Soomaaliya oo kulamo la qaatay Hay’adaha Gargaarka

0
Ergayga gaarka ah ee Arimaha Bini’aadantinimada Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa kulamo kala duwan la qaatay masuuliyiinta Wasaarada Qorsheynta, Xafiiska Qaramada Midoobe iyo...

Madaxweynaha Dalka oo ka tacsiyeeyay Geerida Marxuum Cabdi Garuun iyo Marxuum Jawaahir Axmed

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoysaska, qaraabada iyo dhammaan Shacabka Soomaaliyeed ee ay ka baxeen...

Ciidamada Ukraine oo ku dhow in ay ka baxaan magaalada Severodonetsk

0
Ciidamada Ukraine ayaa laga yaabaa inay ka baxaan magaalada Severodonetsk, ee dhacda bariga dalkaasi Ukraine, taasoo ciidamada Ruushka ay ku dhow yihiin in ay...

Galmudug: Imtixaanka shahaadiga ee dugsiga dhexe oo si rasmi ah uga furmay.

0
Ardayda Galmudug ayaa maanta u fariistay imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8-aad ee Dugsiga dhexe sanad dugsiyeedka 2021-2022, oo ay qaadeyso wasaaradda waxbarashada. Madaxda wasaaradda...